R/W Xamza oo ka qaybgalay furitaanka fadhiga 78-aad ee golaha guud ee QM

0

NEW YORK (SMN) -.Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay o si rasmi ah uga furmay xarunta Q.M. ee New York.

 

Ra’iisal wasaaraha ayaa inta uu ku sugan yahay New York fadhiga loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ka jeedin doona khudbadda rasmiga ah ee Soomaaliya, taas oo uu kaga hadli doono xaaladda Soomaaliya, dadaalada dowladdu ay dalka uga sifeynayso Al-Shabaab iyo horumarinta adeegyada bulshada.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here