Aqriso: Xubno ka socda guddiga doorashada oo gaaray Boosaaso

0

BOOSAASO (SMN) – Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta gaaray xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso.

Xubnaha Guddigan ayaa waxa garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso ku soo dhaweeyay Guddiga maamulka Doorashada heer Dowlad goboleed ee Puntland.

Ujeeddada socdaalka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa la xiriirta qiimayn ay ku sameynayaan goobaha codbixinta Doorashada Golaha Shacabka iyo in la dardar geliyo howlaha shaqo ee doorashooyinka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here