Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on Sunday, June 14, 2026.
The gathering focused on a reported June 3 incident involving an attack on the residence of a prominent political figure during a high-level reconciliation meeting attended by elders and opposition leaders.
In their...
Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub
QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Israa’iil, iyaga oo ku dhawaaqay inay sii xoojinayaan iskaashiga u dhexeeya labada dhinac.
Madaxweyne Cirro ayaa sheegay in wada-hadallada uu la yeeshay Madaxweyne Herzog ay ka tarjumayaan xiriirka sii xoogeysanaya ee u...
Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks
JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following talks at the Israeli presidential residence, where they jointly addressed the media.
The two leaders said their discussions focused on expanding bilateral engagement and building what they described as a forward-looking partnership based on shared interests.
President...
Jubaland President Commissions Elite Duufaan Unit for Anti-Militant Operations
KISMAAYO, Somalia - Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, on Sunday presided over the graduation of the elite Duufaan unit of the Jubaland Darawiish forces, urging the newly trained troops to uphold discipline and protect civilians as they prepare to join operations against armed groups in the region.
The special forces unit is expected to take...
Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo
TRIPOLI - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Dowladda Liibiya Mudane Maxamed Al-Menfi.
Gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa si rasmi ah astaan ugu ah bilowga waajibaadka diblomaasiyadeed ee safiirka, waxayna muujinaysaa sida ay dowladaha Soomaaliya iyo Liibiya uga go’an tahay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga...
Taliyaha Ciidanka XDS oo Guddoomiyay Shirka Dardargelinta Howlgalada iyo U Diyaargarowga Amniga Qaranka
MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira dardargelinta howlgalada, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka XDS iyo u diyaargarowga la wareegidda masuuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi
KIGALI – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada sare, cilmi-baarista iyo horumarinta aqoonta.
Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Raktar-ku-xigeenka Qorshaynta iyo Horumarinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Fu’aad Mire Xasan, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Jaamacadda Ruwaanda ee Qorshaynta Istaraatiijiga ah iyo Arrimaha Maamulka, Dr. Raymond Ndikumana.
Iskaashigan...
Madaxweynaha Jubaland oo Tababar u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Ururka Duufaan
KISMAAYO – Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta tababar u soo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Jubaland, kuwaas oo la filayo inay ka qeyb qaataan howlaha amniga iyo xoreynta deegaannada ay ku sugan yihiin kooxaha hubeysan.
Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa Madaxweynaha wuxuu ciidamada kula dardaarmay inay si hufan uga faa’iideystaan aqoonta...
Somalia’s New Ambassador Presents Credentials in Libya
TRIPOLI, Libya, June 14 – Somalia's newly appointed ambassador to Libya formally presented his credentials on Sunday to the head of Libya's Presidential Council, marking the official start of his diplomatic mission and underscoring efforts by both countries to strengthen bilateral ties.
Ambassador Abdifatah Sheikh Ahmed Abdulmannan handed over his letters of credence to Mohamed al-Menfi, chairman of Libya's Presidential...
Somali Army Chief Chairs Security Meeting Ahead of AUSSOM Transition
MOGADISHU, Somalia – Somalia's army chief on Sunday chaired a high-level meeting focused on accelerating military operations, strengthening the armed forces and preparing for the transfer of national security responsibilities from the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), officials said.
Commander of the Somali National Army (SNA), Major General Ibrahim Mohamed Mahmoud, presided over the regular morning...









