MUQDISHO (SMN) – Wareegto ka soo baxday wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda FS mudane Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa lagu amray ganacsatada dalka ee keena Shidaalka inay raacaan hab-raaca sharci ee loo dajiyey keenista Shidaalka, si loo ilaaliyo tayada badeecooyinka dalka soo galaya.
Halkan ka aqriso wareegtada