Ra’iisulwasaarihii hore oo sheegay in dalka uu qarka saarayahay kala tag

0

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble oo shir jaai’d qabtay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka uu maraya ayaa waxa uu sheegay in dalka uu galay marxalad aan la qiyaasi ay sababi karaan in lagu kala tago marxalada haatan ee ismariwaaga sababtay.

 

Waxa uu tilmaamay in mudo xileedka dowlada oo haatan gaabsiyahay in sabab unoqon karto qalaalase siyasaadeed oo dowlada dalka dib udhigi karta.

DAAWO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here