Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar

QAAHIRA - Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare oo la xariirta Kulliyadda Sare ee Dagaalka ayaa ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Daraasaadka Sare iyo Istaraatiijiyadda.   Janaraal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kamid noqonaya saraakiisha Soomaaliyeed ee helay tababarrada heerka caalami ah, taas oo qeyb ka...

Hantidhowraha Guud oo Shirkadda Favori Fulinta Kala Hadlay Talooyinka Baarista Maaliyadeed

MUQDISHO - Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, oo ay wehliyaan Saraakiil iyo La-taliyeyaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Shirkadda Favori LLC, Mustafa Durgut, kaas oo lagu gorferyey sidii ay Shirkadda Favori u fulin lahayd talooyinka hantidhowrka ee la xiriiray natiijadii ka soo baxday baaristii horay loogu sameeyey shirkadda, gaar ahaan...

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in Mogadishu, following extensive rehabilitation and modernization works.   Speaking at the ceremony, Jama said the federal government was prioritizing improvements to public services, particularly healthcare, to ensure Somalis have access to quality, modern and equitable medical care. He...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda, taasi oo ah tan ugu dheer dhanka dhererka waddooyinka uu hirgeliyay Maamulka Gobolka Banaadir, isla markaana isku xirta degmada Kaxda iyo Afgooye.   Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo munaasabadda...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Burkina Faso, Yacouba Zabré Gouba. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha maalgashi ee waaxda macdanta iyo sidii ganacsatada Soomaaliyeed uga faa’iideysan lahaayeen khayraadka iyo fursadaha maalgashi ee dalkaas.   Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Burkina Faso,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee Isbitaalka Laansaleeti

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee Haweenka oo lagu sameeyay daayac-tir iyo dib u nashqadeen balaaran.   Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta adeegyada bulshada, gaar ahaan caafimaadka, si loo xaqiijiyo in shacabka Soomaaliyeed ay...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban doono Madasha Arrimaha Bini-aadannimada Soomaaliya (CHF 2026).   Wafdiga waxaa qeyb ka ah Wasiirrada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad-goboleedyada dalka, waxaana Baydhabo ku soo dhaweeyay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed, Cabdinaasir Cabdi Caruush, iyo...

Somalia’s ruling party picks candidate for Galmudug leadership election

MOGADISHU – Somalia's Justice and Solidarity Party (JSP) has officially nominated Libaan Ahmed Hassan as its candidate for the 2026–2031 Galmudug state leadership election.   The nomination was announced during a meeting at the party's headquarters in Mogadishu attended by JSP leaders, officials and members, where Hassan was formally presented with the party's certificate of candidacy. Party officials used the gathering to...

Somalia Army Chief Visits Elite Forces Base, Urges Troops to Intensify Operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia's army chief, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, visited the Balidogle military base on Saturday, where he inspected elite units and training facilities and urged troops to strengthen efforts against Islamist militants.   Accompanied by senior military officers, Mahmoud toured the Gen. Hassan Tuure Training School, where the 12th intake of the elite Danab special forces is undergoing...

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including 24 deaths, local media reported on Saturday.   The Health Minister, Pierre Somse, declared the outbreak on Friday, after cases were confirmed in the health districts of Bimbo and Mbaïki, southwest of the capital Bangui, according to...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...