AU Peace and Security Council delegation on a working visit to Somalia

MOGADISHU -  Officials of the African Union Peace and Security Council (AU-PSC) are in Somalia on a three-day working visit, during which they will meet senior officials of the Federal Government of Somalia, civil society groups and representatives of international partners. The delegation arrived on Monday, led by the Ambassador of Egypt to Ethiopia and Permanent Representative to the...

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Finland

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay Jamhuuriyadda Finland u soo magacawday Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola. Danjiraha Dowladda Finland Mudane Tapiola ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday dhiggiisa Jamhuuriyadda Finland Mudane Sauli Niinisto, waxa...

Iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Guriceel

GURICEEL (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay iska hor imaad khasaare geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Is-raaseynta ayaa waxa ay ka dhalatay kaarar raashin ah oo loo qeybinayey dad shacab ah, kadib markii ay isku qabteen ciidamadii ilaalada ka haayey...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay safiiro ka socda Midowga Afrika + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayay Ambassador Maxamed Cumar Gad oo ah safiirka Masar u fadhiya Itoobiya. Waxa ay ka wada-hadleen howlaha howlgalka Ciidammada nabad ilaalinta AMISOM ee Somalia iyo mustaqbalkooda kadib 2021 iyo sidoo kale xoojinta Iskaashiga...

Ciidamada DF Soomaaliya oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegeen deegaano hoostaga magaalada Garbahaarey oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen xoogaga Al-Shabaab. Ciidamada Xoogga dalka ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gal qorsheysan kula wareegeen tuulada Barwaaqo iyo deegaano kale oo hoostaga degmadaasi. Saraakiisha hoggaamineysa howl-galladaasi ka dhanka ah Al-Shabaab...

SNA seizes control of key villages from Al-Shabaab

MOGADISHU - Somali forces have taken control of areas under the control of Garbaharey town which has been under Al-Shabaab control for the past few years. The Somali National Army (SNA) has reportedly taken control of Barwaqo village and other areas under the district. Officials leading the operation against al-Shabaab have announced they will continue their operations there until they liberate...

New Puntland police boss takes office

GAROWE, Puntland - The new Puntland Police Commissioner Brigadier General Mohamed Ali Hashi officially took office last night. At a ceremony held at the Garowe Police Headquarters with the participation of various officials, Commander Mohamed Ali Hashi took office. Former Puntland Police Chief Gen. Abdi Yare Hassan Hussein, who resigned, wished the new commander success in his duties. The new Commander Mohamed Ali...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XF Soomaaliya oo digniin culus soo saaray

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Awqaafta iyo Diinta xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digay in cawaaqib adag la marsiin doono cidkasta oo lagu qabto iyadoo isitcmaalaysa ama ka ganacsanaysa maandooriyaha. Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa sidoo kale sheegay in ay dhalinyarada uga digayaan in si khaldan ay u adeegsadaan baraha ay bulshadu ku wada xiriiraan, gaar ahaan TiKTok. Wasiir ka ayaa wax laga xumaado...

Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Puntland oo xilka la wareegay

GAROOWE (SMN) -Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xalay si rasmiya ula wareegay xilka. Munaasabad ka dhacday xarunta Taliska Booliiska ee Garoowe islamarkaana ay ka qayb-galeen mas’uuliyiin kala duwan ayuu xilka kula wareegay Taliye Maxamed Cali Xaashi. Taliyihii hore ee Booliiska Puntland Gen. Cabdi Yare Xasan Xuseen oo xilka wareejiyay ayaa Taliyaha cusub u rajeeyay in...

WARAR KALE

Somali Forces, Supported by US AFRICOM, Launch Successful Operations Against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia – Somali National Army (SNA) troops, in coordination with the US Africa Command (AFRICOM), successfully carried out a series of operations and...

Duqeymo ka dhacay gobolka Hiiraan iyo Dowladda oo ka hadashay

Muqdisho - Ciidanka Qaranka oo kaashanayo Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, waxay si guul leh u fuliyeen howlgalo iyo duqeymo cirka ah oo...

Somalia Parliament To Reconvene Amid Political Tensions 

MOGADISHU, Feb 22, 2025 - Somalia's Federal Parliament opens its 6th session on Saturday after a prolonged break, with President Hassan Sheikh Mohamud due...