SNA seizes control of key villages from Al-Shabaab
MOGADISHU - Somali forces have taken control of areas under the control of Garbaharey town which has been under Al-Shabaab control for the past few years.
The Somali National Army (SNA) has reportedly taken control of Barwaqo village and other areas under the district.
Officials leading the operation against al-Shabaab have announced they will continue their operations there until they liberate...
New Puntland police boss takes office
GAROWE, Puntland - The new Puntland Police Commissioner Brigadier General Mohamed Ali Hashi officially took office last night.
At a ceremony held at the Garowe Police Headquarters with the participation of various officials, Commander Mohamed Ali Hashi took office.
Former Puntland Police Chief Gen. Abdi Yare Hassan Hussein, who resigned, wished the new commander success in his duties.
The new Commander Mohamed Ali...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XF Soomaaliya oo digniin culus soo saaray
MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Awqaafta iyo Diinta xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digay in cawaaqib adag la marsiin doono cidkasta oo lagu qabto iyadoo isitcmaalaysa ama ka ganacsanaysa maandooriyaha.
Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa sidoo kale sheegay in ay dhalinyarada uga digayaan in si khaldan ay u adeegsadaan baraha ay bulshadu ku wada xiriiraan, gaar ahaan TiKTok.
Wasiir ka ayaa wax laga xumaado...
Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Puntland oo xilka la wareegay
GAROOWE (SMN) -Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xalay si rasmiya ula wareegay xilka.
Munaasabad ka dhacday xarunta Taliska Booliiska ee Garoowe islamarkaana ay ka qayb-galeen mas’uuliyiin kala duwan ayuu xilka kula wareegay Taliye Maxamed Cali Xaashi.
Taliyihii hore ee Booliiska Puntland Gen. Cabdi Yare Xasan Xuseen oo xilka wareejiyay ayaa Taliyaha cusub u rajeeyay in...
Wasiirka qorsheynta oo khudbad ka jeediyey shirka cimilada ee QM
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Qorsheynta Qaranka JFS Jamaal Maxamed Xasana ayaa khudbad ka jeediyay shirka QM ee looga hadlayo Isbeddelka Cimilada (COP26).
Jamaal ayaa xusay in loo baahan yahay in si buuxda go'aan looga gaaro meel marinta isbedalka, iyada oo lagu saleynayo wada-tashiga bulshada.
“Waxaa si buuxda nooga go’an meel marinta isbadalka kaas oo ku saleysan wadatashi bulsho si sare loogu...
Somali PM meets with visiting UN official at his office
MOGADISHU - The Prime Minister of Somalia Mohamed Hussein Roble received in his office the UN Under-Secretary-General for Africa, Martha Ama Akyaa Pobee.
Robee was on a visit to the country amid elections following months of delay.
Roble and the UN official discussed issues including the country's elections and in particular the 30% quota for women in the parliament.
The meeting also...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo la kulmay Safiirka Denmark
KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke.
Kulanka ayaa Lagaga hadlay abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubaland kuwaas oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo xoolaha iyadoo gurmad baaxad leh Jubaland wado kaas oo lagu tageerayo dadka ay dhibaatada abaartu saamaysay.
Sidoo kale waxaa kale...
Guddiga xallinta khilaafaadka oo go’aan ka gaaray kursiga Mahdi Guuleed
MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa go’aan ka gaaray dacwad laga gudbiyay kursiga uu tirsigiisu yahay #HOP239 oo dhowaan loo doortay Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).
Guddiga ayaa shaaciyay hannaanka loo maray doorashada kursigan inay tahay mid sax ah oo waafaqsan Habraaca loo dejiyay doorashada dadban.
Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay guddiga doorashada heer...