Xildhibaan Cabdisamad Macallin oo xilka qaadis lagu sameeyay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulankoodii labaad ee kalfadhiga 4-aad ku yeeshay xafiiskooda ayaa waxaa shir guddoominayey Guddoomiye Ku-xigeenka guddiga Xildhibaan Faadumo Ismaaciil Xuseen.
Ajandaha kulanka guddiga ayaa ahaa soojeedinta xilka qaadista guddoomiyaha guddiga xeerhoosaadka Xil. Cabdisamad Maxamuud Xasan, waxaana kulanka goob joog ahaa habdhowraha guud ee Golaha, habdhowre...
Somali president touches down in Asmara for two-day Eritrea visit
ASMARA, Eritrea - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Asmara in the early afternoon hours today for a two-day working visit.
The President of Somalia and his delegation were accorded a warm welcome by President Isaias Afwerki on arrival at Asmara International Airport, according to Eritrean officials.
Afwerki and President Hassan Sheikh Mohamud will...
Madaxda maamul goboleedyada oo u hambalyeey madaxweyne Saciid Deni
GAROOWE (SMN) - madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa u hambalyeey madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Saciid Cabdulllahi Deni.
Qoor qoor ayaa madaxweyne Deni u rajeeyay in uu ku guuleysta shaqooyin horyaala isagoona sheegay in dadka reer puntland ay ka sugayaan Puntland oo nabdoon horumarna gaarta.
Sidoo kale madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan...
Somali president congratulates Puntland leader on reelection
MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh congratulated President Said Abdullahi Deni of the northeastern state of Puntland on his milestone re-election.
“It is welcoming that the last elections in Puntland were well-concluded. I congratulate President Deni on his victory,” the president said in a congratulatory statement today.
The statement is titled, ‘President congratulates President Deni on re-election.’
On Monday, the parliament speaker...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray dib u doorashada Saciid Deni
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo u rajeeyey in uu ku guleysto waajibaadka loo igmaday.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyay dadka reer Puntland, maamul iyo bulsho-ba, xasillooni buuxda iyo horumar, waxa uuna muujiyey sida dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’an tahay...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashada maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay madaxweyne Saciid Deni oo dib loogu doortay madaxweynaha Puntland.
Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda dhexe ayaa waxaa Saciid Cabdullaahu Deni loogu rajeeyay inuu Alle u fudueeyo xilka culus ee mar kale loo doortay.
Halkan hoose ka akhriso:-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo...
Madaxweyne Saciid Deni oo dib loogu doortay maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaanka maamulkaasi, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Garoowe.
Deni ayaa la tartamay 11 musharrax oo uu ka guuleystay xilkan, waxaana doorashada ay ahayd mid xasaasi ah oo la'isla gaarayaa illaa wareegga saddexaad.
Wareeggii u dambeeyay waxaa isugu soo haray Saciid Deni oo helay 45 cod iyo musharraxa...
Somalia: Puntland’s Said Deni wins re-election in historic vote
GAROWE, Somalia - The outgoing president of Puntland Said Abdullahi Deni was re-elected on Monday to serve the second term in the top office, making new history.
He defeated 10 other candidates, including his predecessor Dr Abdiweli Gaas, and former Somalia's minister of foreign affairs Abshir Haruse in the hotly contested presidential polls.
The election was held in the parliament house in...
Somaliland defence minister resigns over sea deal with Ethiopia
HARGEISA, Somalia - The Minister of Defense of Somaliland, Abdiqani Mohamud Aateeye, has announced that he has resigned from the ministerial position after opposing the agreement between Somaliland and Ethiopia.
The minister who gave a private interview to Horyaal TV said, "I am resigned to the fact that the president is giving 20 kilometers of our sea to Ethiopia and...
Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland oo isku casilay heshiiska badda
HARGEYSA (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa sheegay inuu is casilay Axaddii.
Wasiirka ayaa hadalkan ku sheegay waraysi uu bixiyay, waxaana uu sheegay in is casilaaddiisu ay la xiriirto is-afgaradkii ay kala saxiixdeen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi. Waxa uu sheegay inuu isgau kaoso horjeedo heshiiskaas.
Wasiirka ayaa sheegay in go’aankiisu...









