Banaan-bax looga soo horjeeday TPLF oo ka dhacay magaalada Jigjiga

JIGJIGA (SMN) - Waxaa saaka magaalada Jigjiga ka billowday banaan-bax ballaaran oo ay dhigayaan shacabka ku dhaqan magaaladaas oo waddooyinka isugu soo baxay. Dibad-baxan ayaa waxaa looga soo horjeeday dagaalka Jabhadda TPLF ay ka wado dalka Itoobiya, kaas oo saameyn xoogan ku yeeshay xaaladda waddanka oo dhan. Sidoo kale dibad-baxayaasha ayaa watay boorar ay ku xardhan yihiin erayo ay ku taageerayaan...

Faah faahino kasoo baxaya iska hor imaad xalay ka dhacay Garoowe

GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay iska hor imaad khasaare geystay uu ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe. Iska hor imaadka ayaa waxa uu u dhexeeyey ciidamada ilaalada madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo askar ka tirsan kuwa Taraafikada ee ka howl-gala halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in iska hor imaadka uu ka dhashay gaari laga xereeyay...

Heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka oo la ansixiyey

MUQDISHO (SMN) - Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka. Wasiirka Badtoolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa tallaabo muhiim ah ku tilmaamay heshiiskan. “Waa talaabo muhiim ah oo hubaashii  kaalin ka ciyaareysa dadaaladeena aan...

At least two dead in Somalia explosion

MOGADISHU - An Explosion happened on the outskirts of Mogadishu, the Somali capital on Saturday morning, police and witnesses said. Reports say that the explosion, which was a landmine, occurred on the road between Mogadishu and Afgoye, especially in Garasbaale area. Local sources said that the mine hit a motorcycle carrying civilians traveling on the street. At least two people were...

Ugandan diplomat Simon Mulongo speaks out on Somalia expulsion

MOGADISHU - The Federal Government of Somalia yesterday expelled Ugandan diplomat Simon Mulongo, giving him a week to leave the war-torn Horn of Africa country, after declaring him persona-non-grata. In other words, Mr Mulongo, the deputy special representative of the African Union chairperson Moussa Faki and deputy Head of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), is officially an unwelcome...

Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xilka la wareegay

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Mudane Mahdi Maxamed Guleed, ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul). Rooble aya Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  u rajeeyay in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday. Ugu danbeey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso inuu ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, gaar ahaan deegaanka Garasbaaley. Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in miinada ay haleeshay mooto ay la...

Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka sameeyey Boosaaso + Ujeedka

BOOSAASO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay xalay ciidamada ammaanka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaas oo lagu xaqiijinayey ammaanka guud ee magaaladaasi. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay rag burcad ah oo u dhac u geysanayey dadka shacabka ah ee ku dhaqan gudaha magaalada...

WARAR KALE

Top Ethiopian Military and Intelligence Chiefs Pay Secret Visit to Mogadishu, Somalia

MOGADISHU - In a discreet visit, the Chief of Staff of the Ethiopian Armed Forces, General Berhanu Jula, and the Head of the...

Taliyeyaasha Sirdoonka iyo Militeriga Itoobiya oo yimid Muqdisho

MUQDISHO - Taliyaasha Ciidanka militeriga iyo Sirdoonka Itoobiya, ayaa safar qarsoodi ah shalay ku yimidmagaaladda Muqdisho, si ay Dowladda Soomaaliya ugala hadlaan sii...

Rooble oo ka hadlay sida uu ku helay xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

CAPE TOWN - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khubad u jeediyay Soomaalida ku nool dalka South Africa, taasoo arrimaha...