Ra’iisul wasaare Xamza oo war kasoo saaray dilkii loo gaystay taliye Suulnuug
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Cabdi Maxamed Shiikh Xasan (Suulnuug) Abaanduulihii Guutada 18-aad ee GorGor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay gobolka Mudug.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Dhulka la siiyay Itoobiya oo horay looga helay laba ceel oo shidaal ah
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, Maxamed Cali Xagaa oo u warramay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay xadgudubka Itoobiya ee madax bannaanida Soomaaliya.
Xagaa oo ka hadlayay heshiiskii Addis Ababa ee maamulka Somaliland iyo Itoobiya ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin damaca Itoobiya, ayna ka hotegi doonaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay...
Madaxweyne Xasan oo saxiixay sharciga burinta heshiiskii Addis Ababa + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland, kaas oo ay ansixiyeen Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa ku ammaanay wakiilada shacabka Soomaaliyeed ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare doorka taariikhiga ah ee ay ka qaateen difaaca dhaxalka jiilasha Soomaaliyeed iyo...
Senior Somali military commander killed in Al-Shabaab battle
MOGADISHU, Somalia - A heavy battle in the south of Mudug left the commander of the 18th battalion, Major Abdi Mohamed Sulnuug dead along with other SNA soldiers.
The fighting came after the government forces and the local clan militia attacked a place where the Al-Shabaab militants were gathering for planning an attack in Aad town.
The intense battle lasted for...
Taliye Suulnuug oo u dhintay dhaawac kasoo gaaray dagaal ka dhacay Mudug
CAAD (SMN) - Taliyihii Guutada 18-aad ee Gorgor Cabdi Maxamed Suulnuug ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray dagaal saaka ka dhacay duleedka deegaanka Caad ee Koonfurta Gobolka Mudug.
Dagaalka ayaa waxaa qaaday ciidamo ka kooban saddex dhinac, kuwaas oo kala ah Gorgor, Daraawiishta Galmudug iyo Macawiisleyda, wuxuuna xoogiisu ka dhacay Jeex-Jeexa.
Sidoo kale waxaa dagaaalka barbar socday duqeymo xoogan oo ay...
Somali PM receives Saudi Ambassador at his office in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre hosted a meeting today at his office with Saudi Arabia's Ambassador to Somalia, Ahmed bin Mohammed Al-Mawlid.
The discussions centered on enhancing bilateral relations between the two brotherly countries.
Opportunities for investments in Somalia, after our recent debt relief, were also explored.
The PM and the Ambassador deliberated on the humanitarian and developmental projects undertaken by...
Ground and air operation target Al-Shabaab base in central Somalia
CAAD, Somalia – The government forces backed by local clan militia engaged in a heavy battle with Al-Shabaab in the southern Mudug region, military sources and residents said.
An airstrike was reported coincided with the ground operation targeted Jeeh village, where Al-Shabaab fighters were re-grouping to launch an ambush attack on the government base.
The exact number of casualties remained unclear...
Indian navy rescues sailors on board a ship attacked by pirates off Somali coast
MOGADISHU, Somalia - Indian navy commandos have rescued sailors on a ship hijacked by pirates off Somalia's coast on Thursday. A navy statement said all 21 crew members had been evacuated from the citadel - the vessel's fortified area.
No pirates were found on the MV Lila Norfolk, it said. A warning had been issued to the pirates before commandos...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo safiirka dowladda Sacuudiga?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo fursadaha maalgashi ee jira maadaama dalkeena laga cafiyey deyntii.
Dhankiisa, Danjire Axmed Al-Mawlid ayaa...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal iyo duqeymo ka dhacay gobolka Mudug
CAAD (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay deegaanka Jeex-jeexa oo dhaca koonfurta gobolkaasi.
Dagaalka ayaa waxaa qaaday ciidamo ka kooban saddex dhinac, kuwaas oo kala ah Gorgor, Daraawiishta Glamudug iyo Macawiisleyda deegaanka.
Sidoo kale waxaa dagaaalka barbar socda duqeymo xoogan oo ay dhanka hawada ka taageeraya ciidamada isbaheysanaya, kuwaas...









