Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso inuu ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, gaar ahaan deegaanka Garasbaaley.
Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in miinada ay haleeshay mooto ay la...
Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka sameeyey Boosaaso + Ujeedka
BOOSAASO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay xalay ciidamada ammaanka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaas oo lagu xaqiijinayey ammaanka guud ee magaaladaasi.
Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay rag burcad ah oo u dhac u geysanayey dadka shacabka ah ee ku dhaqan gudaha magaalada...
International community voice concern over continuing delay in Somalia’s election
MOGADISHU - International partners are deeply concerned about continuing delays in the Somali electoral process. While the recent start to the House of the People voting process is a positive development, the electoral timetable remains well behind schedule and needs to be accelerated.
We urge national and Federal Member State leaders and election management bodies to advance quickly to complete...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda cakiran ee Itoobiya
ADDIS ABABA (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka aanu haysan taageerada shacabka, isla markaana uu yahay mid siyaasad ahaan liita.
Sagaal urur ayaa Washington uga dhawaaqay olole xukunka looga tuurayo Ra'iisal wasaare Abiy Axmed xoog iyo wahadalba kii ay noqoto.
Dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo dagaalyahanada TPLF ayaa ka socdaa...
Xaaladda guud ee magaalada Marka oo saaka deggan
Marka (SMN) - Xaaladda guud ee magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saaka deggan, kadib dagaal saacadihii lasoo ka dhacay gudaha magaaladaasi.
Dagaalka ayaa wuxuu u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo weerar ku qaaday qeybo ka mid ah magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose.
Taliyaha Guutada 14-ka October Gaashanle Cabdiraxiin Maxamed Muunye oo la hadlay wariyeyaasha ayaa sheegay...
Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashada Golaha Shacabka
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha Beesha Caalamka ayaa war cusub kasoo saaray doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya oo dhowaan ka bilaabatay dalka.
Beesha Caalamka ayaa shaacisay inuu jiro daah ku aadan doorashada Golaha Shacabka, maadaama uu dib u dhacay jadwalkii horey loo soo saaray.
Sidoo kale xubnaha Beesha Caalamka ayaa ku booriyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada inay dadajiyaan doorashooyinka haatan harsan.
Halkan...
Somali FM details decision to expel AU diplomat
MOGADISHU - Somalia has asked the African Union Commission (AUC) representative in the country to leave within a week after declaring him persona non grata.
In a statement on Thursday, Somalia’s foreign ministry said Simon Mulongo, the AUC’s deputy special representative in Mogadishu, was no longer welcome in the country due to his engagement “in activities incompatible with AMISOM’s (African...