Danab troops carry out an operation in Lower Shabelle region

MOGADISHU - Danab Special Forces have launched an operation against Al-Shabaab in Awdheegle district in the Lower Shabelle region on Friday. The US-trained elite troops conducted special operations in Tawakal, Dar es Salaam and Shaam Garre areas under Awdheegle. Officials leading the operation said they had destroyed al-Shabaab bases there. In the past, the Somali National Army and AMISOM have stepped...

Ciidamada Danab oo howl-gal qorsheysan ka fuliyey Shabeelaha Hoose

AWDHEEGLE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ay howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Awdheegle ee gobolkaasi. Ciidamada ayaa si gaar ah howl-gallada oo ahaa kuwa qorsheysan uga sameeyey deegaanada Tawakal, Daaru Salaam iyo Shaam Garre oo hoostaga Awdheegle. Saraakiisha hoggaamineysa howl-galka ayaa shaaca ka...

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi

QAAHIRA (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ee Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh  Cumar ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashadda Masar. Kulanka oo ka dhacay qeybta martidda ee Safaaradda aya waxaa goobjoog ahaa madaxa Waxbarashadda ee Safaaradda. Safiirka aya uga mahadceliyay dowladda aan walaalaha nahay ee Masar deeqaha Waxbarasho ee dalkeenna la siiyo isago xusay...

Wasiirka arrimaha dibadda oo faah faahiyey sababta loo ceyriyey Simon Mulongo

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dalka looga ceyrinayo ku xigeenkii wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo. Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in Mr Mulongo uu ku dhaqaaqay wax ka baxsan sharciga loo igmaday ee uu dalka ku joogo, isagoo xusay in uu horey u qabay digniin dhowr ah;, balse...

Somalia expels AU diplomat for acting out of his mandate

MOGADISHU - Somalia announced it is expelling a top AU diplomat from the country after engaging in activities incompatible with the AMISOM mandate and the security strategy.

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadkan oo dhan

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan oo dhan $354,039,039. Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale lagu ansixiyay Siyaasadda Kaabista Ciidamada Dowladda Puntland iyo Xeerka Fayadhowrka Caanaha Xoolaha Puntland. Shirka Golaha Wasiirada waxaa kale oo looga...

DF Soomaaliya oo ceyrisay ku xigeenkii ergeyga Midowga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalka ka ceyrisay ku xigeenka eregyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Simon Mulongo, iyadoo lagu eedeeyey inuu ku lug yeeshay dhaq-dhaqaaqyo aan waafaqsaneyn waajibaadka ciidamada AMISOM ee ka howl-gala gudaha dalka. Simon Mulongo ayaa loo qabtay inuu dalka uga baxo muddo 7 cisho ah, sida lagu...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub ku saxiixday Muqdisho

1. Kadib wada-hadal laba geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka...

Defense chiefs of staff of Ethiopia, Somalia agree on force disposition of ENDF in...

Addis Ababa, February 22, 2025 (FMC) — Military chiefs of Ethiopia and Somalia have agreed to develop a Status of Force Agreement (SOFA) for...

Top Ethiopian Military and Intelligence Chiefs Pay Secret Visit to Mogadishu, Somalia

MOGADISHU - In a discreet visit, the Chief of Staff of the Ethiopian Armed Forces, General Berhanu Jula, and the Head of the...