Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Midowga Afrika oo war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Midowga Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo gobolka Soomaaliyeed ee (Somaliland) ayaa lagu yiri war qoraal ah oo uu soo saaray Midowga Afrika".   Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri". Guddoomiyaha wuxuu ku baaqay in la muujiyo degnaansho iyo istixgelin ka timaada labada dhinacba, si loo...

Masar oo garab istaag buuxa u muujisay dowladda Soomaaliya

QAAHIRA (SMN) - Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ku sheegtay in loo baahan yahay in si buuxda loo ixtiraamo midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay: “Jamhuuriyadda Masar waxay ka soo horjeedaa tallaabo kasta oo wax u dhimaysa qarannimada Soomaaliya”, iyadoo ku nuuxnuuxsatay in dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo...

OP-ED: Abiy’s Actions in Somalia and the Specter of Foreign Influence

In the intricate world of geopolitics, the actions of nations are often influenced by a web of alliances, strategic interests, and covert maneuvers. As the spotlight focuses on Ethiopia and its Prime Minister Abiy Ahmed's bold moves in Somalia, whispers of external involvement, particularly from the formidable alliance of the UAE and the enigmatic Big Shraks, have begun to...

St. Louis Park swears in state’s first Somali mayor

WASHINGTON - St. Louis Park City Council on Tuesday evening swore in Nadia Mohamed as the city’s mayor.   Mohamed is the first Somali-American mayor in the state. She also made history as the youngest person to be elected to St. Louis Park’s City Council. She received over 58% of the first-choice votes and will succeed Jake Spano, who announced in March...

Shaki xoogleh oo ka dhashay saldhigga ay Itoobiya ka dhisaneyso Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka falceliyay heshiiska muranka dhaliyay ee Somaliland iyo Itoobiya, kaas oo ay ka hortimid dowladda federaalka Soomaaliya.   Falanqeeye Mahad Wehliye ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ujeedkeeda uu yahay inay hesho aqoonsi, isla markaana ay ku deg degtay heshiiska ay la gashay dowladda Itoobiya. Sidoo kale waxa...

EU urges respect for Somalia sovereignty after Ethiopia deal

MOGADISHU, Somalia - The European Union on Tuesday insisted Somalia’s sovereignty should be respected after Ethiopia signed a controversial deal with breakaway Somaliland.   The memorandum of understanding signed by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Somaliland leader Muse Bihi Abdi on Monday gives Ethiopia access to the Red Sea port of Berbera and a leased military base. The EU said in...

Qatari Amir, Somali President discuss bilateral relations, regional and global issues

Doha: The Amir of Qatar HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani held a phone talk with his brother President of the sisterly Federal Republic of Somalia HE Hassan Sheikh Mohamud.   They discussed the bilateral relations between the two countries and aspects of reinforcing them, according to a statement posted on social media by Qatar News Network. This came during a phone...

Dibad-baxayaal ka careysan xadgudubka Itoobiya oo isugu soo baxay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Boqolaal dadweyne ah oo ka careysan xad-gudbka dowladda Itoobiya ee Qaranimada Soomaaliya ayaa  isugu soo baxay magaalada Muqdisho.   Dadkan oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka qayb-galaya dibad-bax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka oo looga soo horjeedo heshiiskii Addis Aabab. Sidoo kale waxaa banaanbaxan goobjoog ah masuuliyiin ka tirsan dowladda feedaraalka oo jeediyay khudbado ay...

Al-Sisi asserts Egypt’s firm support for Somalia’s security and stability

CAIRO, Egypt - President Abdel-Fattah El-Sisi has reasserted Egypt’s firm position to stand by Somalia and support its security and stability.   El-Sisi made his remarks during a phone call with his Somalian counterpart Hassan Sheikh Mahmoud on Tuesday. According to a statement released by the Egyptian presidency, both leaders tackled means of enhancing bilateral relations and developing cooperation and coordination across various...

Midowga Yurub oo taageeray go’aanka ka soo baxay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa  garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya.   Qoraal ah ka soo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay muhiim tahay in la ixtiraamo midnimada, madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee JF Soomaaliya. “Waxaa lagu war galinayaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta oo Guddoomiyay Shirka Billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta Hay’adaha Dowladda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Saxiixday Qandaraaska Daraasadaynta iyo Naqshadaynta Waddada Galkaayo Elguula

Muqdisho – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay munaasabad lagu saxiixayay qandaraaska adeegyada daraasadaynta, naqshadaynta, qiimeynta saameynta deegaanka...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Madaxa Ergada Soomaaliya ee Isbaheysiga Dalalka Islaamka

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga, XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Soomaaliya ee Isbaheysiga Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), General...