SSC-Khaatuma oo shaacisay inay isaga baxday PUNTLAND
LAASCAANOOD (SMN) - Isimada dhaqanka SSC-Khaatuma ayaa ku dhawaaqay inay gebi ahaan isaga baxeen kasii mid ahaanshaha Puntland, kadib shir ay ku yeesheen magaalada Laascaanood.
Isimada ayaa ku dhawaaqay in aysan ka qayb-gelin doonin doorashada xildhibaanada iyo madaxweynaha ee maamul goboleedka Puntland.
Sidoo kale waxa ay sheegene inay yihiin laba maamul oo daris ah, isla-markaana ay u rajeynayaan nabad iyo doorasho...
Toban xildhibaan oo dacwad ka gudbiyay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Tiro xildhibaano ah, kana tirsan labada gole ee BJFS ee kasoo jeeda SSC-Khaatumo, ayaa soo saaray warqad ay kaga cabanayaan Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Michael Nithavrianakis.
Nuqul kamid ah warqadda oo ay heshay Shabelle ayaa waxaa ku saxiixnaa illaa 10 Mudane oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa waxaa loo gudbiyay QM.
Xildhibaanada...
DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay xakameynta hubka ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadhaandhiga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda federaalka ay mas’uul ka noqon doono hubka lasoo gelinayo dalka, maadaama dhawaan uun la qaaday cunaqabeteynta hubka, si looga hortego in cid kale uu u gacan galo hubkaasi.
Jaamac ayaa tilmaamay in dowlad goboleedyada ka jira marka ay soo iibsanayaan hubka...
US-assisted raid targets Al-Shabaab gathering in central Somalia, Govt says
MOGADISHU, Somalia - A suspected drone strike in central Somalia targeted a gathering by Al Shabaab militants, the state media reported, citing unnamed military sources.
Diverging accounts of the incident emerged, with state broadcaster reporting that the Somali army backed by the US forces struck the Al-Shabaab bases near Caad and Cadaley.
The two areas are situated in the southern Mudug...
Faahfaahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday koonfurta gobolka Mudug
CAAD (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn ay maanta diyaarado dagaal ka gaysteen deegaano dhaca koonfurta gobolka Mudug.
Duqeynta oo ahayd mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay Al-Shabaab isku uruursanayay howdka u dhexeeya deegaanada Caad iyo Cadaley.
Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu burburiyey saldhigyo ku yaalla halkaas iyo gaadiid ay qaraxyo ku...
Toogasho ka dhacday xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya toogasho xalay ka dhacday xaafadda Seybiyaano oo ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Toogashada ayaa timid kadib markii nin ku hubeysan mindi uu weerar ku qaaday ciidamo ku sugnaa halkaasi, isaga oo ku qaylinayao Allaahu Akbar, sida ay sheegeen dadka deegaanka.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay toogasho ku dhaawaceen ninkaasi,...
Cabdikariin Guuleed oo la kulmay xildhibaanada iyo wasiirada Galmudug + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa xalay kulan wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowlad Goboleedka GALMUDUG, kulanka ayaan diirada lagu saaray dardar-galinta iyo dib u billaabidda Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND.
Ergeyga ayaa uga warbixiyay sooyaalka Wadahadallada iyo Muhiimadda...
Burcadbadeeda oo markab kale ku afduubtay xeebaha dalka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda la socodka ganacsiga badaha ee Britain ayaa sheegtay in Markab kale lagu af-duubtay meel u dhow xeebaha Soomaaliya, Jimcihii shalay, taasoo sii kordhisay welwelka laga qabo in burcad-badeedda Soomaalida ay mar kale dib usoo laabteen, ku dhawaad toban sano kaddib markii ay qalalaase ku abuureen maraakiibta caalamiga ah.
Markab ganacsi oo yar ayaa koox hubeysan ay...
Somali pirates hijack 2nd ship in a month, raising concerns
MOGADISHU, Somalia - Britain's maritime watchdog said another ship had been hijacked off the coast of Somalia on Friday, raising fears that Somali pirates are back again, around ten. years after they created chaos in international shipping.
The small commercial ship was captured by an armed group near the Eyl district on the coast of Puntland, according to the British...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray dhameystirka Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaaddii Jimcaha ka dib ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Al-Shabaab.
“Dastuurka waa in uu ka jawaabo waxa ay umadda Soomaaliyeed rabaan.”
“Dastuurka isagaa ka hadlaayo sida wax ka bedel loogu sameynaayo,dastuurka waxaa la gaarsiin doonaa ururada bulshada qeybaheeda kala duwan,dowladnimada waa...











