Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali pirates hijack 2nd ship in a month, raising concerns

MOGADISHU, Somalia - Britain's maritime watchdog said another ship had been hijacked off the coast of Somalia on Friday, raising fears that Somali pirates are back again, around ten. years after they created chaos in international shipping.   The small commercial ship was captured by an armed group near the Eyl district on the coast of Puntland, according to the British...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray dhameystirka Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaaddii Jimcaha ka dib ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Al-Shabaab.   “Dastuurka waa in uu ka jawaabo waxa ay umadda Soomaaliyeed rabaan.” “Dastuurka isagaa ka hadlaayo sida wax ka bedel loogu sameynaayo,dastuurka waxaa la gaarsiin doonaa ururada bulshada qeybaheeda kala duwan,dowladnimada waa...

Somali Govt confirms top Al-Shabab commander killed in US airstrike

MOGADISHU, Somalia - Somali government has reported that a senior al-Shabab commander involved in the militant group’s attacks in Somalia and Kenya was killed in a U.S. airstrike Sunday near the city of Jilib.   The government said the operation that led to the killing of Maalim Ayman was the result of collaboration between the Somali Armed Forces and U.S. military. “His...

Soomaaliya oo malaayiin dollar loogu deeqay

MUQDISHO (SMN) - Bangiga Adduunka ayaa sheegay in uu bixin doono 100 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo ah maalgelin dheeri ah si loo caawiyo in ka badan 215,000 oo qoys oo Soomaali ah oo la siin doono lacagaha caddaanka ah si ay uga soo kabsadaan dhibaatooyinka fatahaadaha iyo cunno yarida.   Sida lagu sheegay warbixinta Bangiga Adduunka, mashruuca wuxuu ka...

Somalia to receive 100 million U.S. dollars in aid after floods

MOGADISHU, Somalia - The World Bank said it would provide 100 million U.S. dollars in additional financing to help more than 200,000 Somali households benefit from cash transfers to help them cope with flooding and food insecurity.   The World Bank-funded Somalia Shock Responsive Safety Net for Human Capital Project (SNHCP) will provide emergency cash transfers to 215,000 households affected by...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Cabdikariin Guuleed + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qaabilay mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug ahna ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland.   Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Soomaaliland iyo wafdigiisa ayaa u yumid caasimadda Dhuusamarreeb latashi ay la sameynayaan bulshada reer Galmudug iyo madaxdooda taasoo ku aaddan ka gun-gaaridda wadahadallada...

Uganda oo taliye usoo magacowday ciidanka ka jooga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Brig Gen Anthony Lukwago ayaa ah taliyaha cusub ee ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Wuxuu si rasmi ah xilka ugala wareegay Brig. Gen. Peter Gaetano Omola, oo xilkiisu ay ku ekeyd, xarunta Basecamp Sector one ee Muqdisho, Soomaaliya. UPDF waxay hadda ka hoos shaqeysa Hawlgalka Isku-gudbinta Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), kaasoo beddelaya Hawlgalka...

Brig. Gen. Lukwago appointed UPDF Somalia commander

KAMPALA - Brig Gen Anthony Lukwago is the new commander of Uganda People’s Defence Forces (UPDF) peace troops in Somalia. He officially took over from Brig. Gen. Peter Gaetano Omola, whose tenure elapsed, at the Basecamp sector one headquarters in Mogadishu, Somalia. UPDF is currently serving under the African Transmission Mission in Somalia (ATMIS), which replaced the African Mission...

Late Somalia’s women affairs minister laid to rest in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -  The body of the minister for women and human rights of Somalia was laid to rest at a funeral procession in Mogadishu, a day after she died at 59.   Members of the government, including PM Hamza Abdi Barre attended the state funeral for Khadija Mohamed Diriye, who passed away in Djibouti on Wednesday after a sudden illness. Before...

Galmudug oo sheegtay inay beddashay qorshihii lagula dagaalamayay Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, Cabdullahi Xirsi Xagey oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.   Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday inay haatan beddaleen qorshihii dagaalka, isla markaana ay taasi keentay in dhul ballaaran laga saaray Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray...

WARAR KALE

Somali PM marks northern independence anniversary with call for unity and peace

DHUSAMAREB, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre marked the 66th anniversary of the June 26, 1960 independence of Somalia's northern regions, urging...

Somalia marks 66th anniversary of northern independence as president calls for unity

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined a national ceremony in Mogadishu on Friday to commemorate the 66th anniversary of the independence of...

NUSOJ Sounds Alarm Over Repressive Draft Penal Code Threatening Media Freedom and Fundamental Rights

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today expressed grave concern over the draft Somali Penal Code approved by the Council of Ministers...