Al-Shabaab commander wanted for attacks killed in US airstrike – army chief
MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia has released more details about the airstrike on the 17th of December in the Jilib district of the middle Jubba region.
The Somali army chief General Ibrahim Sheikh Muhuddin, confirmed that the American Jilib airstrike killed Khalif Daud, who was known within Al-Shabaab as Moalim Ayman.
Ayman was responsible for various attacks in...
EU’s naval force says hijacked cargo ship moved toward Somalia coast
CAPE TOWN, SOUTH AFRICA — A Maltese-flagged merchant ship that was hijacked last week in the Arabian Sea with 18 crew members on board is now off the coast of Somalia, the European Union's maritime security force said Tuesday. One crew member has been evacuated for medical care.
The bulk carrier Ruen remains under the control of the hijackers, whose...
Akhriso: Taariikh nololeedkii Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye
MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta dalka Jabuuti ku geeriyootay AUN Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ka dib xanuun asiibay iyada oo ka mid ah wafidiga Ra’iisul wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ee ka qeyb galaya Madasha Aragti-Wadaag ee lagu qabanaya dalka Jabuuti.
Waayahii ay soo martay:
Waxa ay 2 April 1964 ku dhalatay magaalada Muqdisho, iyadoo...
Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Bisha Cas Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay’adda Bisha Cas Turkiga, kaas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka.
Gargaarkan ayaa waxaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha kuwaas oo ku nool gobolada Wadankeena hataana wajahaya xaalad adag...
Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Wasiirkii Haweenka iyo xaquuqda Aadanaha XFS Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa goordhow ku geeriyootay Dalka Jabuuti.
Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb ka ahayd Wafdiga Ra'iisul wasaaraha ee dalka jabuuti ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen masuuliyiin qeyb ka ah Wafdiga.
Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo...
Somalia, Djibouti Prime ministers discuss enhancing bilateral ties
DJIBOUTI - Prime Minister Hamza Abdi Barre held a productive meeting with his Djiboutian counterpart Abdoulkader Kamil Mohamed to discuss enhancing bilateral ties between Somalia and Djibouti.
According to a statement by the office of the Somali PM, Both leaders emphasized the importance of strengthening brotherly relations for the mutual benefit and progress of the two brotherly countries.
"Had a fruitful meeting...
Hay’adda IMF oo $100 Milyan oo dayn ah u ansixisay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa Soomaaliya u ansixisay dayn saddex sano ah oo ay ku bixineyso 100 Milyan oo dollar, taas oo lagu taageerayo dadaallada dib u habeynta dhaqaalaha dalka.
Ansixintan cusub ayaa daba socota gaarista Barta Dhamaystirka ee barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah ee deymaha badan lagu leeyahay (HIPC).
Inkasta oo ay Soomaaliya horumar ka samaysay dib-u-habaynta...
IMF Executive Board approves $100 million for Somalia
Washington, DC: The Executive Board of the International Monetary Fund (IMF) approved a new 3-year arrangement under the Extended Credit Facility (ECF) for Somalia in an amount of SDR 75 million (about 45.9 percent of quota, about US$100 million). Approval of the ECF arrangement enables immediate disbursement of SDR 30 million for budget support (about US$40 million).
This follows the...
Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda koonfurta gobolka Mudug
CAAD (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay howlgallo culus ka wadaan koonfurta gobolkaasi.
Ciidamada isbaheysanaya ayaa maalmo ka hor Al-Shabaab ka saaray deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Mudug, kadib howlgallo culus oo ay qaadeen.
Sidoo kale waxa ay haatan kusii siqayaan deegaano kale oo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.
Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah Ee Soomaaliya iyo Jabuuti.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...











