IMF Executive Board approves $100 million for Somalia
Washington, DC: The Executive Board of the International Monetary Fund (IMF) approved a new 3-year arrangement under the Extended Credit Facility (ECF) for Somalia in an amount of SDR 75 million (about 45.9 percent of quota, about US$100 million). Approval of the ECF arrangement enables immediate disbursement of SDR 30 million for budget support (about US$40 million).
This follows the...
Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda koonfurta gobolka Mudug
CAAD (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay howlgallo culus ka wadaan koonfurta gobolkaasi.
Ciidamada isbaheysanaya ayaa maalmo ka hor Al-Shabaab ka saaray deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Mudug, kadib howlgallo culus oo ay qaadeen.
Sidoo kale waxa ay haatan kusii siqayaan deegaano kale oo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.
Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah Ee Soomaaliya iyo Jabuuti.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Wasiir Juxa oo war cusub kasoo saaray khilaafka doorashada Puntland
GAROOWE (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland, Mudane Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo u warramay Warfidiyeenka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.
Juxa ayaa marka hore beeniyay in madaxtooyada ay waddo boob doorasho oo ku aadan xulista xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland.
Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday doodda ka taagan guddiga xallinta khilaafaadka...
Soomaaliya oo ku biirtay heshiiskii Iskaashiga (OACPS-EU)
BRUSSELS (SMN) - Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka Africa, Caribbean iyo Wadamada Pacificga ee loo yaqaan (OACPS) iyo Midowga Yurub (EU).
Danjiraha JFS ee Dalalka Benelux iyo Midowga Yurub, Ambassador Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde) ayaa heshiiska ku biirasta Dawladaha ku saxiixay munaasabad ka dhacday Xarunta...
China donates $1m in food aid to flood victims in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The commissioner of the Somali Disaster Management Agency, SODMA, Mohamud Moallim Abdulle, today took over one million dollars in aid from the Chinese government.
"FEI Shengchao handed over 1 million US dollars in emergency flood relief assistance to H.E. Commissioner Mohamud Moallim in SoDMA. It’s the 3rd time this year that China to supported disaster relief since...
Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay gobolka Jubada Dhexe
NAIROBI, Kenya - Iyaga oo kaashanaya dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa duqeyn cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay meel u dhow degmada Jilib, ee Gobolka Jubada Dhexe, Koonfurta Soomaaliya 17-kii bishan December.
War kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in hal dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay duqeynta mana jirin wax khasaare ah oo...
R/W ku xigeenka dalka oo la kulmay wafdi ka socda Bangiga Adduunka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -.Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Floribert Ngaruko oo ah Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Afrika (Group 1).
Agaasimaha ayaa ku ammaanay dowladda Soomaaliya dadaalkii ay muujisay si ay usoo gaarto barta dhammaadka hannaanka deyn cafiska oo soo gaba-gaboobay 13 bishan Diseembar ee aynu ku jirno.
Mudane Saalax...
Hay’adda SoDMA oo $1 Milyan kala wareegtay dowladda Shiinaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag dhan 1,000,000 oo Dollar, taas oo ay uga qaybqadanayaan gurmadka loo sameenayo dadka ay samaayeen xalaadaha adag ee ay sababtay El-Niño.
Lacagtaan ayaa dowladda Shiinaha waxa ay ugu talagashay in lagu daabulo Raashin ay dhawaan dalka...
US airstrike kills Al-Shabaab militant in southern Somalia
NAIROBI, Kenya - In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command carried out an airstrike against the al-Shabaab terrorist group near Jilib, Somalia on Dec. 17.
The command’s initial assessment is that one al-Shabaab militant was killed in the strike and that there were no civilian casualties. U.S. Africa Command takes great measures to prevent civilian casualties....










