Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shir ka daah-furay dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.   Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku bogaadiyey martigelinta dowladda Jabuuti ee shirkan iyo Machadka Heritage oo soo qaban-qaabiyay, waxuuna sheegay in shirka muhiimad wayn ugu fadhiya bulshada ku nool geeska Afrika. Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa u rajeeyey...

Mid kamid ah musharaxiint Puntland oo ku geeriyooday shil ka dhacay Bari

BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta shil gaari oo khasaare kala duwan sababay uu ka dhacay waddada xiriirisa magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho ee maamulkaasi.   Shilka ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Puntland oo lagu magacaabi jiray, Suldaan Cabdicasiis Afguduud, kaas oo dhowaan uu shaaciyay musharaxnimadiisa. Marxuumka ayaa xilliga uu shilka...

Taliyaha ciidanka Booliska dalka Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska dalka jabuuti G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana si weyn usoo dhaweeyey Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska General Cismaan Cabdullaahi Kaniif iyo saraakiil kale.   Safarka Taliyaha ayaa la xiriira ka qeyb galka Munaasabadda weyn ee 80 sano guurada aas aaska Ciidanka Boliiska...

Somalia: Puntland presidential candidate killed in a car accident

BOSASO, Somalia - Abdiaziz Afgudud, a candidate running for Puntland president, died today in a car accident that occurred between Bosaso and Qardho cities, officials said.   The presidential candidate along with many supporters and campaign organizers were heading to the city of Qardho, where preparations were being made to welcome him. The police in Puntland confirmed that the car carrying the...

Somalia: SNA drives Al-Shabaab out of key villages in latest assault

MOGADISHU, Somalia - Somalia National Army (SNA) forces backed by local clan community fighters on Tuesday captured two more villages, which were Al-Shabaab's strongholds in the country's central Mudug region.   According to the residents, the allied forces Dhagaxdheer and Dahar-Cali xayloow were liberated by the combined forces without facing any resistance. This is part of an offensive to flush out the...

Somalia President in Kuwait offering condolences on late Amir’s demise

KUWAIT - His Highness the Amir Sheikh Mishal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah received on Monday at the Amiri Airport Somalia President Hassan Sheikh Mohamud in Kuwait City.   Mohamud and his accompanying delegation left Mogadishu for Kuwait to offer condolences over the demise of the late Amir Sheikh Nawaf Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah. The Somali leader extended his condolences to His Highness Sheikh Nasser...

Sawrro: Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano horleh kala wareegay Shabaab

XARARDHEERE (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug, kadib howlgallo ay ka sameeyeen halkaasi.   Deegaanada ay ciidamado la wareegeen ayaa kala ah Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow kuwaas oo dhammaan hoostaga magaalada Caad. Saraakiisha horkaceysa ciidamada ayaa sheegay in wali uu socdo howlgalka isla markaana Al-Shabaab lagu baacsanayo dhulka howdka ah. Mudug...

Madaxda Puntland oo heshiis ka gaaray khilaafka doorashooyinka + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilladmudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiillada Dowladda Puntland.   Madaxda ayaa guddiga kula dardaarmay in ay waajibaadkooda u gutaan si wanaagsan, iyadoo la raacayo habraacii soo jireenka ahaa...

Wafdi ka socda ka socda Bangiga Adduunka oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Wafdi balaaran oo ka socda Bangiga Adduunka, iyagoo kulamo la qaatay Masuuliyiinta Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.   Wafdigaan ka socda Bangiga Adduunka oo uu hoggaaminayay Dr. Floribert Nagaruko oo ah agaasimaha  Fulinta  Xafiiska loo yaqaano (Africa Group 1) oo ay ku mideysan yihiin 22 Dal oo Afrika ah, Soomaaliya na ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galaya tacsida Amiirka dalka Kuweyt

KUWEYT (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt oo kamid ah waddamada Carbeed ee xiriirka wanaagsan la leh Soomaaliya, ayada oo halkaasna si weyn loogu soo dhaweeyay.   Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagay Amiirka dalkaas Mudane Sheekh Mishcal Al-Axmed Al-Sabaax dhambaalka tacsida shacabka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ee...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...