Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay deegaano ku yaalla koonfurta Mudug

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Magaalooyinka Camaara, Wisil iyo tuulooyinka ku xeeran ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo dhawaan laga xoreeyay Al-Shabaab u dirtay shixnad gargaar ah taas oo loogu talagalay bulshada ku nool oo ay saameyn ka soo gaartay daadadka El-Niño.   Sidoo kale goobahaan oo horay Al-Shabaan looga xoreeyey ayaa bulshada ku nool waxa...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti + Ujeedka

JABUUTI (SMN) -.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay isaga iyo wafdigiisa.   Ra'iisul wasaare Xamza ayaa dalka aynu walaalaha nahay eeJabuuti u tegay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage. Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka nabadda Geeska...

Experts warn that Somali pirates may cooperate with Yemen’s Houthis

MOGADISHU, Somalia - A cargo ship flying the flag of Malta and hijacked by Somali pirates is heading to Yemen, which has led to fears that the Somali pirates are collaborating with the Houthis.   The MV Ruen was on its way from Singapore to Gemlik, Turkey when it was hijacked by pirates in the Arabian Sea on Thursday. The vessel, which...

Gabar anshax xumo ku baahineysay baraha bulshada oo la soo xiray

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro Idiris Maxamed oo maalmahii lasoo dhaafay baraha Bulshada ku baahineysay muuqaalo anshax xumo ah oo aay aad u dhibsadeen bulshada Soomaaliyeed.   Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa maanta horgeysay Maxkamadda gobolka Banaadir eedeysane Bishaaro Idiris oo ay soo xereen Ciidanka Booliska...

Ugandan troops hand over VIP protection to Somali soldiers

MOGADISHU, Somalia  - The Uganda People’s Defence Forces (UPDF) have handed over the responsibility of protecting the President, other very important persons (VIPs) and critical infrastructure in Somalia to the country’s security forces.   The handover was effected on Sunday and was attended by representatives from the United Nations (UN), officials from the Federal Government of Somalia (FGS), and members of...

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka hortegay weeraro qaraxyo ah

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 24-aad ee Khaalid binu Waliid ayaa maanta howlgallo ka sameeyay agagaarka degmada Ruun-nirgood oo ay ka socdaan dagaallo ka dhan ah Al-Shabaab.   Ciidamada ayaa inta ay ku jireen howlgallada fashiliyay qaraxyo miino oo ay kooxda ku aastay waddooyinka soo gala degmadaas iyo kuwa ka baxa. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay in...

Somali army foils bomb attacks amid war on Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - Somali forces have carried out operations in parts of the Middle Shabelle region, hunting down Al-Shabaab militants hiding in the forest areas.   The operation took place specifically in areas in Runirgood town where Al-Shabaab had been removed during the onset of the military offensive that started in August last year. The officers who led the operation said that they...

Somalia’s foreign minister quits to vie for Puntland regional president

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Foreign Affairs of Somalia, Abshir Omar Haruse, has resigned and submitted his letter of resignation to Prime Minister Hamse Abdi Barre.   In a statement, Haruse said the reason behind his resignation was to prepare for the election of the president of the Puntland state which is now underway in Garowe city. During his 1.5-year tenure,...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ku dhowaaqay inuu is casilay + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi, kadib qoraal uu soo saaray.   Wasiirka ayaa sheegay inuu isagu go'aansaday inuu shaqada ka tago, si uu waqti iyo madax banaani ugu helo ololoaha uu ugu jiro doorashada madaxtinimo ee Puntland. Sidoo kale wuxuu u mahadceliyay ra'iisul wasaare Xamza Cabdi Barre...

Maxay ka dhigan tahay la wareegitaanka amniga Madaxtooyada Qaranka?

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenkii hore ee wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, Cabdicasiis Xildhibaan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan isbeddalka ka dhacay Villa Soomaaliya oo ay shalay amnigeeda la wareegeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.   Cabdicasiis Xildhibaan ayaa  sheegay in ATMIS oo lagala wareegay amniga madaxtooyada ay wax weyn uga dhigan tahay shacabka, ayna tahay...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...