Soomaaliya oo laga cafiyay dhammaan deymihii lagu lahaa sanadaha badan
NEW YORK (SMN) - Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday iyo shuruudo badan oo Soomaaliya ka soo gudubtay.
Barnaamijka geediga deyn cafinta Soomaaliya ayaa soo billowday sannadkii 2012 inkasta oo si rasmi ah uu usoo...
Somalia gets debt relief from international creditors of $4.5 billion
WASHINGTON, DC: The Executive Boards of the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank’s International Development Association (IDA) have approved the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative Completion Point for Somalia, which provides total debt service savings for the country of US$4.5 billion. Following the HIPC Completion Point, Somalia’s external debt has fallen from 64 percent of GDP in 2018 to...
Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalooyin ka tirsan Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo tuuloyinka ku xeeran oo bilooyin ka hor Khawaarijta laga xoreeyey.
Bulshada ku nool deegaanadaasi ayaa xaalad adag wajahaya madaama Khawaarijta ay ku hayeen dhibaato ba’an, waxaana lagu wadaa in gargaarkaan loo qaybiyo.
Gargaarkaan ayaa gaaraya 40-tan,...
Madaxweynaha JFS oo la kulmay Ergeyga Qatar ee Shirka Amniga Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mudane Faysal bin Abdullah Al-Hanzab oo ka qeyb galay shirka Amniga Soomaaliya.
Inta uu socday kulanka waxaa la lafa-guray xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal.
Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha...
SODMA dispatches life-saving aid to Somali town hit by floods
JALALAQSI, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SODMA) has sent aid to the Jalalaqsi district, to respond to the humanitarian crisis resulting from the floods.
About 30 aid trucks carrying vital relief supplies reached Jalalaqsi town in the Hiran region.
The people living in Jalalaqsi and the nearby villages are facing a very difficult situation after being affected by the...
Gaadiid fara badan oo ku xayiran duleedka degmada Buuloburde + Sababta
BUULOBURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in gaadiid fara badan uu maalintii 8-aad ku xayiran yahay duleedka degmada Buuloburde ee gobolkaasi, kuwaas oo sida oo alaabo kala duwan.
Gaadiidkan oo ka baxay Muqdisho ayaa lagu xannibay duleedka degmadaasi, waxaana lagu soo rogay lacago dheeraad ah oo canshuuro lagu sheegay.
Mid kamid ah darawallada ku xayiran halkaas...
Duqa Magaalada Muqdisho oo booqday xarunta Expo Doha 2023
DOOXA (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xarunta weyn ee Expo Doha 2023.
Guddoomiye Madaale ayaa maamulka sare ee xaruntan Expo Doha 2023 ka dhageestay warbixina la xariira waxa ay u taagan tahay, isaga oo warbixinta ka dib sheegay in Soomaaliya ay tahay waddan barwaaqo ah...
Somalia Security Conference 2023 – A Remarkable Achievement, for Peace and Stability
NEW YORK - On December 12 2023 a momentous event took place at the United Nations Headquarters in New York. The Somalia Security Conference. Led by President H.E. Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia this conference marked a milestone in Somalias journey towards independence and security.
It garnered participation from representatives of 28 countries, including entities like...
Somalia expected to receive major debt relief after roughly 30 years
WASHINGTON - Somalia is expected to get major debt relief today, slashing its debt-to-GDP ratio to less than 6% in a historic move that would allow it to rejoin the international financial system after roughly 30 years.
The war-scarred East African country is set for relief under the World Bank and International Monetary Fund’s (IMF) Heavily Indebted Poor Countries (HIPC)...
Qoor Qoor oo bilaabay oo olole ku aadan wax ka beddalka Dastuurka dalka
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa haatan bilaabay dadaallo uu taageero buuxda ugu raadinayo meel-marinta qodobadkii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka, gaar ahaan wax ka beddalka Dastuurka KMG ka ah.
Qodobada waxaa kamid ahaa in meesha laga saaro xilka ra'iisul wasaaraha, Soomaaliyana ay u guurto nidaamka madaxweyne iyo ku xigeen, taas oo saluug...











