Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar ah u dirtay Jalalaqsi
MUQDISHO (SMN) - Iyadoo laga jawaabayo xaaladda adag ee ka jirta degmada Jalalaqsi iyo Tuulooyinka ku xeeran ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA waxa ay duleedka magaalada Muqdisho ka ambabixisay markii labaad Gaadiid sida shixnad gargaar ah oo safar dhanka dhulka ah ku tagaya Degmadaas.
Gargaarkaan oo ah Shixnad Gargaar raashin ah ayaa dhan...
Amar cusul oo lagu soo rogay gaadiidleyda magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow, ayaa kormeer ku tagay Buundooyinka iyo Wadooyinka ay saameyeen Fatahaadihii dhawaan ku Dhuftay magaalada Beledweyne.
Guddoomiye Sufuroow ayaa ku amray gaadiidleyda in aysan marin waddooyinka burbursan ilaa la dayactirayo, isagoo carabka ku adkeeyay in tallaabo adag laga qaadi doono cid kasta oo ku xad gudubta go’aankan.
Guddoomiyuhu intii uu kormeerka...
Madaxweyne Xasan oo xarunta QM ku guddoomiyay shirka amniga Somalia
NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya oo lagu muujiyey muhiimadda ay gobolka u leedahay dowladnimada iyo amniga Soomaaliya.
Shirkan oo ay Soomaaliya soo qaban qaabisay ayna ka qeyb-galayaan 26 dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo kan Afrika...
Somalia Security Conference Key Progress and Challenges in the Security Sector
NEW YORK - To enhance security the Federal Government of Somalia (FGS) has been actively engaged in combating the extremist organization al Shabaab. With the support of community forces the African Union Transition Mission, in Somalia (ATMIS) and international partners the Somali security forces have launched a operation aimed at weakening al Shabaabs capabilities in line with the United...
Somalia: Jubaland says prepared for final push against Al-Shabaab
KISMAYO, Somalia - The Minister of Security of the Jubaland, Yusuf Hussein Dhumal has declared that they are prepared for a war on Al-Shabaab and liberate it from all regions.
Speaking in Kismayo port city, Minister Dhumaal said that in the coming days, the operations will officially begin, and the operations will take place in the Juba area.
"The operations that...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku tegay Jubbaland.
Madaxweyne ku xigeenka labada, gudoonka Baarlamaanka iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kala qeybgalay soo dhawaynta wafdigan oo maalmaha soo...
Raggii Dhaqtarka iyo Macallinka ku dilay gobolka Galgaduud oo lasoo qabtay
GURICEEL (SMN) - Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay afar eedeysane oo loo haysto dil maalin kahor ka dhacay deegaanka Ilix oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb, kaas oo loo gaystay Dhaqtar iyo Macallin walaalo ahaa.
Labada marxuum oo loo dilay aano qabiil ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Dhaqtar Axmed Xasan Cismaan iyo walaalkiis ka yar Macallin Liibaan...
Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyey R/W Xamza? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu uu hormuud u noqdo isbeddelka iyo hannaanka dowladnimada casriga ah, si meesha looga saaro caqabadaha ku horgudban horumarinta adeegyada dowladda iyo isbeddel horumar oo waara.
Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay hoggaanka Tiirarka Xukuumadda ayaa ku booriyey in xubnihii hey’adaha dowladda ee...
Turkiga oo war cusub kasoo saaray kiiska wiilka madaxweyne Xasan Sheekh
ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa sharaxaad ka doonaya Soomaaliya kadib markii wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dhoofay dalka kadib shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay gaari diblumaasiyadeed sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda Turkiga.
Wiilkan oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa 30-kii bishii November kaxeynayay gaari ay leedahay...
Turkey queries Somalia over role of president’s son in fatal accident
ISTANBUL - Turkey is seeking an explanation from Somalia after the son of its president, Hassan Sheikh Mahmoud, left the country following a fatal traffic accident involving his use of a diplomatic car, according to a Turkish official.
The son, Mohamed Hassan Sheikh Mahmoud, was driving a vehicle belonging to the Somali consulate on Nov. 30, when he hit a...










