Somalia has reached its debt relief milestone. Now the real work begins
MOGADISHU, Somalia - Debt relief is just the beginning of real change for Somalia. The country has been suffocating under the huge weight of unsustainable debt for more than three decades. Between 2012 to February 2017, when I led the first internationally recognized government since the collapse of the state in 1991, we realized quickly that we had to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in wiilkiisa uusan ka cararin Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka soo cararin Turkiga kadib markii uu ku lug yeeshay shil gaari oo ka dhacay wadada weyn ee Istanbul 30kii November, waxaana uu intaa ku daray in uu kula taliyay wiilkiisa in uu dib ugu laabto oo tago maxkamada, usoo soo saartay amarka lagu soo xirayo.
Wareysi uu siiyay Wakaaladda...
Somali, foreign forces raid Al-Shabaab Al-Shabaab convoy in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Somali forces backed by foreign partners carried out a joint operation against the Al-Shabaab in the Barag Ali Gadud area of the Mudug region.
The raid in the vicinity of the newly liberated coastal Harardhere city targeted the Al-Shabaab convoy traveling on a semi-forest road. Two vehicles reportedly burnt to ashes.
"The attack took place in an...
Munaasabad loogu dabaal-dagayay deyn cafinta oo lagu qabtay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dhammeystirka geeddiga Deyn Cafinta Soomaaliya ay tahay guul taariikhi ah oo u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed oo uu saarnaa culeyska lacag dhan $5.2Billion.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabad loogu dabaal-dagayey guushan weyn ah, ayaa hoosta ka xarriiqay in Soomaaliya ay ka baxday liiska...
Celebrations in Somalia after $4.5bn debt relief
MOGADISHU, Somalia - Somalia's government on Wednesday held celebrations in the capital, Mogadishu, after the IMF and the World Bank announced $4.5bn ($3.5bn) in debt relief for the country.
Prime Minister Hamza Abdi Barre says that the relief is "equivalent to relieving every Somali person of a debt of more than $300".
"This is a testament that our country and our...
USAID chief meets with Somali president
NEW YORK - Administrator Samantha Power met with President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia to discuss how the United States and USAID-supported development can best support Somalia’s transition to long-term stability.
The Administrator and the President discussed shared priorities including advancing stabilization in areas liberated from al-Shabaab, addressing humanitarian needs, and helping Somalia adapt to climate change through increased access...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo deyn cafinta kadib kulamo ka wada New York
NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bankiga Adduunka.
Ugu horreyn madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay doorkoodii guushii taariikhiga ahayd ee dalkeennu ka soo hooyay barnaamijka deyn cafinta.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiintan kala hadlay sidii hay’adahoodu ay markale Soomaaliya...
Farmaajo oo war kasoo saaray guusha laga gaaray deyn cafinta Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay guusha weyn laga gaaray cafinta deymihii sanadaha badan lagu lahaa Soomaaliya.
Ugu horreyn Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda federaalka, isaga oo sheegay in dowladihii kala duwan ay kasoo shaqeeyana guushaan.
Halkan hoose ka akhriso:-
Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxaan...
Somalia oo ka qayb-gashay shirka taliyayaasha Military-ga ee dalalka Islaamka
RIYAD (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka Islaamka ee la dagaalanka argagixisada oo Soomaaliya Xubin ay ka tahay.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray qorshaha fog ee la dagaalanka Argagixisada waxaana kasoo qeyb galay Dowladaha Xubnaha ka ah Isbahaysiga Islaamka...
Somalia’s labour unions celebrate debt relief milestone, signalling a fresh start for economic stability and workers’ well-being
Mogadishu, December 13, 2023 - The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) is celebrating a historic day as Somalia marks a significant achievement by successfully reaching the completion point of debt relief under the World Bank and International Monetary Fund's (IMF) Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative.
This accomplishment signifies the beginning of a new era in Somalia's pursuit of...











