Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka

NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.   Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid ah madaxda...

Second stage of ATMIS troop withdrawal underway

MOGADISHU, Somalia - The second ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia) troop withdrawal in six months is currently underway in the  East African country.   “Recommencement” of the second phase was announced early in December in the wake of what an ATMIS statement said was a request for “a technical pause” by the Somali federal government. The troop withdrawal, termed a...

Puntland election crisis deepens as parliament insists on extension

GAROWE, Somalia - The speaker of the Puntland Parliament said the lawmakers voted today to declare null and void the constitutional court's decision to cancel their extension.   In a three-page statement issued by the Speaker of the Parliament Abdirashid Yusuf Jibril, said the house will stay in power until 2025 amid a standoff over the election in Puntland. The Parliament's session...

UN vows to help Somalia promote human rights

MOGADISHU, Somalia -- The United Nations on Sunday reaffirmed its resolute support to Somalia in the full realization of the Universal Declaration of Human Rights.   UN Secretary-General's Special Representative for Somalia, Catriona Laing, said Somalia is at a crucial stage of development focused on achieving its vision of an inclusive, peaceful, and stable Somalia based firmly on human rights. "The principles...

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo kulamo ka wada magaalada Dooxa

DOOXA (SMN) -  Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shalay magaalada Doha kulan kula qaatay wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee dalka Qatar Mudane Dr. Mohamed Abdulaziz Al-Khulaifi.   “Waxaan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka Diblumaasiyaddeed ee labadeena dal iyo kor u qaadidda iskaashiga naga dhaxeeya ee dhinacyada badan leh,” ayuu yiri wasiir Abshir Cumar Jaamac. Wasiirka Arrimaha...

Jubbaland oo war cusub kasoo saartay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN)  - Wasiirka amniga Jubbaland oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah -Shanaab, si looga xoreeyo maamulkaasi.   Sarreeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa sheegay in dhawaan ay bilaaban doonaan howlgalladaas oo ay xoogoodu ka dhici doonaan Jubbooyinka. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu hormuud u noqon doono madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo...

QM oo sheegtay in Somalia ka caawin doonto horumarinta xuquuqul insaanka

MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa axaddii dib u xaqiijisay in ay si dhab ah u taageereyso Soomaaliya si ay si buuxda ugu dhaqan gasho Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.   Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ku sugan tahay marxalad muhiim ah oo horumarineed oo diiradda...

Al-Shabaab attacks AU military base in southern Somalia

AFGOYE, Somalia – The Al-Qaeda-linked Al-Shabaab fighters have attacked the AU military base in the Lower Shabelle region, which borders Mogadishu, the Somali capital.   A face-to-face battle erupted following the ambush attack, which raged on for several hours between the attackers and the African Union soldiers, who managed to defend their camp. Al-Shabaab claimed it inflicted losses on the ATMIS forces,...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xerada ATMIS ee magaalada Buulomareer

AFGOOYE (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, kaas oo dhacay xalay, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha amniga.   Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex-maray ciidamada Uganda oo degan saldhigga la weeraray iyo Al-Shabaab, kaas oo qaatay saacad ka badan. Al-Shabaab...

Somali FM stresses importance of humanitarian diplomacy at Doha Forum 2023

DOHA, Qatar - On Monday, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, Abshir Omar Jama, delivered a statement at the Doha Forum, emphasizing the importance of humanitarian diplomacy and the need to put human wellbeing first.   Amid the backdrop of the war on Gaza, the minister highlighted the crucial role of humanitarian diplomacy...

WARAR KALE

Senetarada Zimbabwe oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka oo kordhinaya muddada Madaxweyne Mnangagwa

Harare, Zimbabwe – Senetarada Zimbabwe ayaa  ansixiyay wax ka beddel lagu sameynayo dastuurka dalka, kaas oo dib u dhigaya doorashada madaxtinimada, isla markaana kordhinaya...

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...