Madaxweynaha JFS oo la kulmay khubaro milatari oo ka socday Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiyeed iyo dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab.
Kulankan waxaa qeyb ka ahaa Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mudane Ibrahim M....
Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Mahadaay + Sawirro
MAHADAAY (SMN) - Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ee dowladda Soomaaliya ayaa 30 gaadiidka nuuca xamuulka qaada ah oo sida shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeeladda dhexe iyo deeganadda hoostaga ee Maamulka Hirshabeelle .
Sidoo kale gargaarkaan waxaa wehliya Doon nuuca dheereysa oo loogu talagaly in dadka go'doonsan lagu badbaadiyo goobaha qaar ee...
Sawirro: Soomaaliya iyo Itoobiya oo cusbooneysiiyay heshiiska difaaca
ADDIS ABABA (SMN) -Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya mudane Abraham Belay ayaa si loo dardargeliyo iskaashiga dhanka difaaca ee labada dal waxa ay kala saxiixdeen cusbooneysiinta is-afgaradka difaaca (MoU), kaasi oo hore labada dowladood u kala saxiixdeen bishii February, 2014.
Heshiiskan ayaa sii xoojin doona iskaashiga dhinacyada danaha labada dal...
Somali President receives credentials from new Italian ambassador
MOGADISHU, Somalia - Somali president Hassan Sheikh Mohamud received diplomatic credentials from a new Italian ambassador Pier Mario Daccò Coppi in Mogadishu.
President Mohamud received credentials from Pier Mario Daccò Coppi at an event held at the Presidential Palace, known as Villa Somalia, with the foreign minister's presence.
The ambassador shared with the President messages from the Italian president, demonstrating the...
Madaxweyne Xasan oo waraaqadaha ka gudoomay safiirka cusub ee Talyaaniga
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario Daccò Coppi warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka.
Danjiraha cusub oo ka mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay, ayaa Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guushii taariikhiga ahayd ee dalka looga qaaday...
Dozens of militants killed in anti-Al-Shabaab raid in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Somali forces with the help of the local people known as Mawisleyda carried out a joint operation on Thursday morning in the Barag Gurgurte area which is one of the areas under Harardhere district.
The operation killed more than 30 Al-Shabaab members who were at their base in the Barag Gurgurte area on the west side...
Kenya’s police repel Al-Shabaab attack near Somalia border
NAIROBI, Kenya - Police repulsed an attempt by suspected al-Shabaab militants to overrun Liboi police station near the Kenya-Somalia border. An AK47 rifle was also recovered.
Police said the rifle had an empty magazine, adding they also recovered ten bullets and 19 spent cartridges.
The incident happened on Tuesday morning at about 5 am when an unknown number of gunmen tried...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo safiirka Sweden ee Somalia?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Joachim Waern.
Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka, iskaashiga iyo taageerada ay Sweden siiso Soomaaliya.
Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Joachim Waern ayaa sheegay in dalkiisu uu ku biiranayo lacag Sanduuqa Nabadda iyo...
Golaha wakiilada Puntland oo sameystay muddo kororsi hal sano ah + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Puntland.
Ugu horeyn, waxaa Goluhu isla qaatay in fadhigu sii socdo inta laga dhammaystirayo ajandayaasha Golaha horyaal.
Intaas kadib, waxaa...
Somali president names ex-chief of staff as his advisor on constitution
MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud appointed former Director of Villa Somalia Hussein Sheikh Mohamud to be the President's Advisor on Constitutional Affairs.
A circular issued by Villa Somalia said: "The President of the Federal Republic appointed Hussein Sheikh to be the Presidential Adviser on Constitutional Affairs, from today."
The advisor will face one of the main challenges of Somalia as...












