Cali Xaaji oo la kulmay guddoomiyaha golaha caafimaadka dalka Baxreyn
MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa kulan gaar ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn Dr. Sheekh Mohamed Bin Abdullah Al-khaliifa iyo wasiirada Caafimaadka Baxreyn Dr. Jaliila Bint Al-sayid Jawad.
Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Baxreyn kaalinta ay ka qaateen horumarinta Caafimaadka Soomaaliya asaga oo ku...
Wasiir Juxa oo war cusub soo saaray kadib tallaabadii Baarlamaanka Puntland
GAROOWE (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka ka taagan arrimaha doorashada.
Juxa ayaa shaaca ka qaaday in wax laga xumaado ay tahay tallaabadii ay qaadeen xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland oo Khamiistii ku darsaday hal sano oo dheeraad ah.
Wasiirka ayaa ku eedeeyay baarlamaanka inuu sameeyay...
Madaxweynaha JfS oo magacaabay lataliyaha arrimaha dib u heshiisiinta
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka.
Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo dalka kasoo qabtay mas’uuliyado kala duwan ayaa aqoon iyo waayo aragnimo u leh...
Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmada Hobyo + Ujeedka
HOBYO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa soo gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wafdiga madaxweynaha ayaa ka kooban xildhibaannada labada aqal ee BFS lagana soo doorto Galmudug, mudanayaal ka tirsan labada gole ee Galmudug, ganacsato iyo siyaasiyiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Ujeedka safarka madaxweynaha iyo wafidigiisa ayaa ah dhammeystirka dadaallo muddooyinkii dambe...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay kulan weynaha Carabta iyo Jarmalka
MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Manama ee caasimada Boqortooyada Baxreyn kaga qeyb galay kulan weynaha shan iyo tobanaad (15) ee u dhaxeeya wadamada carabta iyo Jarmalka kaasoo looga arinsanayo arrimaha Caafimaadka.
Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Caafimaadka wadamada Carabta iyo Jarmalka ayaa waxaa furay madaxa...
Somalia, AU forces vow to ramp up offensive against Al-Shabaab
MOGADISHU -- Somalia and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have vowed to intensify military operations to flush out al-Shabab militants following the lifting of a 31-year-old United Nations arms embargo on the country.
African Union Special Representative for Somalia and ATMIS Head Mohamed El-Amine Souef and Somali Minister for Information, Culture and Tourism Daud Aweis said in...
Somalia, Ethiopia ink defense cooperation deal to counter terrorism
ADDIS ABABA, Ethiopia - The defense ministers of Somalia and Ethiopia have signed a new memorandum of understanding (MoU) to strengthen their defense cooperation and joint efforts to promote peace and security in the Horn of Africa.
The MoU, which was signed in Addis Ababa on Wednesday, is a renewal of the previous agreement that was signed in February, 2014....
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo baaq culus soo saaray
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Maddaale) ayaa ku baaqay in gacan laga geysto dib u dhiska goobaha laga fuliyo adeegyada bulshada ee ay ku jiraan waddooyinka iyo xarumaha kale ee degmooyinka iyo kuwa dowladda.
Guddoomiyaha ayaa ka dhaqaajiyay hadaladaasi xilli uu habeenimadii xalay xarigga ka jaray dhismaha xarunta Maamulka Degmada Kaaraan...
Madaxweynaha JFS oo la kulmay khubaro milatari oo ka socday Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiyeed iyo dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab.
Kulankan waxaa qeyb ka ahaa Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mudane Ibrahim M....
Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Mahadaay + Sawirro
MAHADAAY (SMN) - Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ee dowladda Soomaaliya ayaa 30 gaadiidka nuuca xamuulka qaada ah oo sida shixnad gargaar mucaawino ah u dirtay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeeladda dhexe iyo deeganadda hoostaga ee Maamulka Hirshabeelle .
Sidoo kale gargaarkaan waxaa wehliya Doon nuuca dheereysa oo loogu talagaly in dadka go'doonsan lagu badbaadiyo goobaha qaar ee...













