Somali PM chairs Jubaland cabinet meeting on flood disaster
KISMAYO, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre chaired the meeting of Jubaland cabinet last night in Kismayo City.
The meeting focused on current flood crisis, the efforts to deliver lifesaving humanitarian assistance to the displaced people and rescue many stranded in their villages in Jubaland state.
The war on against Al-Shabaab was among top on the agenda,...
Madaale oo kormeer ku tagay waddada isku xirta Isgoyska Dabka illaa Bakaaraha
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka G/Banaadir, iyo xubno kale ayaa kormeer ku tagay waddada dheer ee isku xerta Isgoyska Dabka illaa Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Waddadan ayaa waxaa waxyeelo xoogan ay kasoo gaartay Roobabkii El-Nino ee ka...
Extreme rainfall is increasing even more than expected in Somalia
MOGADISHU, Somalia - SoDMA said the Juba and Shabelle rivers are rising after heavy rains fell in parts of the country and the highlands of Ethiopia, which means that the flooding will continue and may cause loss of life and property.
The death toll from flash flooding caused by torrential rains in Somalia has risen to 96, with nearly two million people driven...
Muxuu R/W Xamza kala hadlay golaha wasiirada Jubbaland? + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda lagu saaray gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay daadadku saameeyeen iyo wajiga labaad ee ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Golaha Wasiirrada Jubaland warbixin qoto-dheer ka siiyay howlaha horutabinta u leh Xukuumadda Dan-Qaran, gaar ahaana qorsheyaasha...
EU pledges 1 million euros in aid to equip Somali armed forces
MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Defense of Somalia has announced that the EU donated additional vital support, including military equipment worth one million euros.
In a press release from the Ministry of Defence, the financial aid given to the Somali armed forces is increasing the training and equipping of the Soldiers battling against Al-Shabaab.
The Ministry of Defense said that...
Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya jugta qarax aad u xooganaa oo xalay saq-dhexe laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa miidno ayaa la sheegay in lagu xiray dunkaan lagu iibiyo agab kala duwan, loona yaqaano Super Market oo ku yaalla isgoyska Black Sea, degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in wax khasaare...
Somali PM, foreign diplomats and Jubaland leader visit flood victims
KISMAYO, Somalia - The prime minister of Somalia is in flood-hit Jubaland state to assess the situation on the ground and appeal for urgent humanitarian aid from the world.
Hamza Abdi Barre accompanied by the ambassadors of Türkiye and China to Somalia, as well as the Special Representative of the United Nations Secretary-General for Somalia, visited makeshift camps for internally...
Safiirada Turkiga, Shina & xubno ka socda QM oo booqday barakacaayasha Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daadadka ka jira deegaannada Jubaland ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo, si ay ula arkaan baaxadda dhibaatada ay daadadku geysteen.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Danjireyaasha dalalka...
US military it captured Somali pirates attempted to hijack Israel-bound ship
WASHINGTON - The United States military said it captured Somali pirates, who tried to seize a cargo ship bound for Israel, two days ago in the Gulf of Aden.
The US military initially accused the Houthi fighters in Yemen of being behind the attack.
Pentagon spokesman Brigadier General Patrick Ryder noted that the United States has not ruled out the Houthis'...
DF Soomaaliya oo la wareegtay xarunta Bangigga Dhexe ee Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb weyn ka qaadan doonta horumarinta dhaqaalaha iyo in bulshada loo dhaweeyo adeegyada dowladda.
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa kala wareegay dowlad goboleedka Jubaland xaruntii uu ku lahaa degmada Kismaayo, si dayactir iyo dib-u-howlgelin...











