Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Shir xasaasi ah oo u furmay DF Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta, Mahdi Sheekh Cabdullahi ayaa daah furay kulan wadatashi ah oo lala yeeshay mas’uuliyiin ka socday Bangiga Adduunka.   Shirkan oo la xiriira fulinta mashruuca ESSRM ee ujeedadiisu tahay xoojinta nidaamyada qaranka ee lagu maareeynayo khataraha isbedelka cimilada ee deegaanka iyo bulshada saamaynta ay ku leedahay mashaariicda horumarinta...

Somali military court slaps police with death sentence for civilian killing

MOGADISHU, Somalia - A Police officer was arrested for the murder of a civilian in Mogadishu, the Somalia capital, and faced first-degree charges at the military court.   Abdi Kafi Nor, the policeman has been convicted of killing Ali Abdi in the Moalim Nor neighborhood in Dharkenley district on 15th September this year, per the judges. The police officer shot dead the...

Ra’iisul wasaare Xamza oo magaalada Kismaayo ka furay saddex mashruuc

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Kismaayo ku daah furay saddex mashruuc oo la xiriira xalka-waara iyo yareynta saboolnimada oo laga hirgelinayo deegaannada Jubaland iyo Koonfur Galbeed.   Saddexda mashruuc ee maanta la daah-furay oo kala ah; XALDOON, NEGAAD iyo SEPOW, ayaa looga golleeyahay in wax looga qabto saameynta uu isbeddelka cimilladu ku...

Madaxweynaha JFS oo furay hanaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Somalia

MUQDISHO (SMN) - Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka.   Shirkan oo soo qaban-qaabiyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, socon doonana muddo 2 maalin ah ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka socota dowladda federaalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo saaxiibada beesha caalamka ee sida...

U.S. Navy Rescues Ship From Pirate Attack in Gulf of Aden

WASHINGTON - The U.S. Navy intervened to stop the hijacking of a commercial cargo ship by pirates in the Gulf of Aden near Somalia on Sunday, according to American defense officials.   Sailors from the U.S.S. Mason, a Navy destroyer, captured the attackers who had boarded the Central Park, a chemical tanker, a senior defense official said. Zodiac Maritime, the London-based company...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku xukuntay askari dil gaystay

MUQDISHO (SMN) - Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo kadhacay xaafadda Macalim Nuur ee degmada Dharkeenley Shantii bishii September ee sanadkan.   Muran dhex maray marxuumka iyo Sargaal Booliska ka tirsan ayuu eedeysanaha soo dhax galay waxaana xigtay dharbaaxo uu ku dhuftay marxuumka oo ku sugnaa...

Markab ka badbaaday isku-day afduub meel ku dhaw xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Koox loo maleynayo burcad badeed ayaa gacanta ku dhigay oo markii dambena sii daayay markab lala xiriirinayo Israa’iil oo marayay xeebaha Yemen, gaar ahaan biyaha gacanka Cadmeed oo ku dhaw dalka Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada badda ee Mareykanka.   Markabka Central Park oo ah nooca shidaalka qaada ayaa marayay xiliga weerarka meel 110 kiiloomitir waqooyi bari...

At least 1 killed, houses torched by al-Shabab militants in coastal Kenya

NAIROBI, Kenya - At least one person was killed and several houses were burnt in a raid on two villages in Kenya's coastal Lamu county, a government official confirmed on Sunday.   Lamu County Commissioner Louis Rono said heavily armed assailants raided Marafa and Poromoko villages at around 9 p.m. on Saturday and set several houses ablaze. According to Rono, the police...

Somalia: PM Hamza Abdi Barre meets southern flood victims

KISMAYO, Somalia - The prime minister of Somalia wade through the mud to meet the internally displaced people who were displaced by floods in the Lower Juba region.   At least 96 people died and nearly two million were displaced in floods from torrential rains that caused havoc in the Horn of Africa country, which already facing numerous challenges. Accompanied by...

Xamza oo xarigga ka jaray xarunta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam , ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka dowlad-goboleedka Jubbaland oo loo dhisay qaab-casri ah.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in hirgelinta xarunta cusub wasaaradda ay ku soo aadday xilli muhiim ah oo gobolka ay ka...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...