Wararkii ugu dambeeyay fatahaadaha ku dhuftay gobolka Gedo
BAARDHEERE (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Gedo, Sheekh Maxamed Xuseen Alqaadi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda gobolkaas oo ay maalmihii u dambeeyay ay ku dhufteen roobaab daadad wata iyo fatahaado.
Alqaadi ayaa shaaca ka qaaday in weli xaalad bani'aadanimo ay ka jirto gobolka, isaga oo sheegay inay haatan ugu sii daran tahay degmada Baardheere oo...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Maxamuud Macallin iyo Aadan Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe AYAA warbixin ku saabsan xaalada guud ahaan degaannada ay fatahaadaha iyo daadadka roobabku saameeyeen ka dhageystay guddoomiyaha Hay'adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka.
Sheekh Aadan Madoobe...
Somalia declares an emergency situation amid devastating floods
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Information declared that the country is in a state of emergency, after the heavy rains and floods that have affected millions of people.
Daud Aweys noted that the floods in some regions have resulted in losses including deaths, destruction, displacement, and humanitarian crises which need urgent intervention.
He added that the floods displaced 500,000 people...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Sacuudiga + Sawirro
RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen Shirka Sacuudiga iyo Afrik ee Riyaad.
Labada Madaxweyne oo ka wada halday xaaladda gobolka ayaa adkeeyey xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya shacabka Soomaaliya iyo dhiggooda Ereteriya, waxayna isla qaateen in la sii xoojiyo,...
UN says collaboration key to stabilizing Somalia
MOGADISHU -- The United Nations has lauded the collaboration between the Somali government and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) for stabilizing the country.
UN Assistant Secretary-General for Africa Martha Pobee, who wrapped up a three-day visit to Somalia on Saturday, reassured ATMIS and Somali leaders of continued UN support.
"I go with a lot of admiration. This country...
Mas’uuliyiinta Hodan ee lagu helay Shabaabnimada oo la xukumay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan oo xabsi ah ku ridday mas'uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii lagu helay inay si hoose ula shaqeyn jireen kooxda Al-Shabaab.
Laba kamid ah eedeysanayaasha ayaa lasii daayay, kadib markii lagu waayay wax dambi ah, sida ay sheegtay Maxkamadda Darajada Koowaa ee Ciidamada...
Gubadley: Haweeney mindi ku dishay laba gabdhood oo gacanta lagu soo dhigay
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo aad u xanuun badan oo xalay ka dhacday deegaanka Gubadley ee duleedka magaalada Muqdisho.
Haweeney magaceeda lagu sheegay Anbiyo Maxamed Cali ayaa la sheegay inay toorey ku dishay labad gabdhood oo lagu kala magacaabi jiray Nimco Saalax iyo IQro Daahir.
Eedeysanaha dilka gaysatay iyo labada gabdhood ayaa wada daganaa guri ku...
Wasiir Daa’uud Aweys “Dhimashada Fatahaadaha waxay gaartay 31 qof”
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac,oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka iyo qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa’id qabtay ayaa faah-faahin ka bixiyay dhibatooyin ka dhashay Roobabka ka da’ayo guud ahaan dalka iyo sameeynta ay ku rebeen shacabka soomaaliyeed.
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay ilaa inta...
Askar Ugandhees ah oo ciidanka looga saarey weerarkii Buula-Mareer
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ciidanka ka saartay Labo askari oo lagu eedeeyay inay dayacayaad iyo fulaynimo sameeyeen xili Al-Shabaab weerar ku qaaday saldhigooda degaanka Buula-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose 26-kii bishii May ee sanadkan.
Labada askari oo lagu kala magacaabo Major John Steven, oo 58 jir ah iyo Major Sadok Abor oo isna 49 jir ah...
Uganda removes two officers from UPDF over cowardice
KAMPALA, Uganda - Uganda has announced that it has removed from the army two soldiers who were accused of negligence and cowardice when Al-Shabaab attacked their base in Bula-Mareer area of the Lower Shabelle region on May 26 this year.
The two soldiers named Major John Steven, who is 58 years old, and Major Sadok Abor who is also 49...










