Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Saudi Arabia ink new security cooperation pact

RIYADH, Saudi Arabia - Somalia and the Kingdom of Saudi Arabia signed a security agreement in Riyadh as the Gulf Nation eyes a major presence in the African continent.   The agreement was signed by the Saudi Vice Minister of Interior Dr. Nasser bin Abdul Aziz Al-Dawood and Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Abshir Omar Jama. "Somalia and Saudi...

Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar + Sawirro

QAAHIRA (SMN) - Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saalax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka ayaa Qaahira kulan miro dhal ah kula qaatay wasiirka cadaaladda dowladda Masar, mudane Cumar Marwaan.   Kulanka Labada wasiir ay yeesheen ayaa looga hadlay iskaashi...

Somalia, Eritrea agree to elevate bilateral bonds to new heights

RIYADH, Saudi Arabia - Somali President Hassan Sheikh met his Eritrean counterpart Isaias Afwerki in Riyadh, the capital of Saudi Arabia after the Saudi-Africa summit.   The two leaders reaffirmed readiness to elevate bilateral historical bonds/ties to new heights with all-rounded cooperation and to coordinate their efforts for regional stability and security of the Red Sea. Eritrea, just like Uganda and Ethiopia,...

Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay afaafka hore xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.   Qaraxa oo si xoogan looga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu soo waramayaa in lagu weeraray xeradaas oo ay dagan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowladda. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu fuliyay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo shir deg-deg ah ka yeeshay xaaladda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa XALAY guddoomiyay Shir deg deg oo yeesheen maamulka sare ee gobolkada iyo maamullada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.   Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa goobjoog ahaa  Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir. Intiisa badan waxaa shirka ayaa...

Wararkii ugu dambeeyay fatahaadaha ku dhuftay gobolka Gedo

BAARDHEERE (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Gedo, Sheekh Maxamed Xuseen Alqaadi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda gobolkaas oo ay maalmihii u dambeeyay ay ku dhufteen roobaab daadad wata iyo fatahaado. Alqaadi ayaa shaaca ka qaaday in weli xaalad bani'aadanimo ay ka jirto gobolka, isaga oo sheegay inay haatan ugu sii daran tahay degmada Baardheere oo...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Maxamuud Macallin iyo Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.   Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe AYAA warbixin ku saabsan xaalada guud ahaan degaannada ay fatahaadaha iyo daadadka roobabku saameeyeen ka dhageystay guddoomiyaha Hay'adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka. Sheekh Aadan Madoobe...

Somalia declares an emergency situation amid devastating floods

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Information declared that the country is in a state of emergency, after the heavy rains and floods that have affected millions of people.   Daud Aweys noted that the floods in some regions have resulted in losses including deaths, destruction, displacement, and humanitarian crises which need urgent intervention. He added that the floods displaced 500,000 people...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Sacuudiga + Sawirro

RIYAAD (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen Shirka Sacuudiga iyo Afrik ee Riyaad.   Labada Madaxweyne oo ka wada halday xaaladda gobolka ayaa adkeeyey xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya shacabka Soomaaliya iyo dhiggooda Ereteriya, waxayna isla qaateen in la sii xoojiyo,...

UN says collaboration key to stabilizing Somalia

MOGADISHU -- The United Nations has lauded the collaboration between the Somali government and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) for stabilizing the country.   UN Assistant Secretary-General for Africa Martha Pobee, who wrapped up a three-day visit to Somalia on Saturday, reassured ATMIS and Somali leaders of continued UN support. "I go with a lot of admiration. This country...

WARAR KALE

Ciidamada Uganda oo xiray warbaahin madax-bannaan, kadib amar ka soo baxay taliyaha ciidamada

Kampala, Uganda – Kooxda ugu weyn warbaahinta madaxa-bannaan ee Uganda, Nation Media Group (NMG), ayaa sheegtay inay ku jirto “go’doomin militari” kadib markii ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya iyo Kulan uu La yeelan doona Ra’iisul Wasaare...

Addis Ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee...

Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar

QAAHIRA - Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare...