Madaxweyne Xasan Sheekh oo hay’adaha DF ku adkeeyay dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey shirka khibrad & aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda.
Waxa uu tilmaamay ahmiyadda ay leedahay Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya si looga heshiiyo arrimaha aas aasiga u ah dowlad dhiskeenna.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dul istaagay qoddobadda mudnaanta leh Xukuumadda...
Ethiopian forces fire mortar shells toward Al-Shabaab-held areas
DINSOR, Somalia – Ethiopian troops serving under the AU mission in Somalia fired mortar shells toward areas on the outskirts of Dinsor city in the Bay region, residents said.
Six mortar rounds hit Al-Shabaab-controlled villages, causing unspecified casualties on local villagers, who reported hearing heavy blasts in the night as a result of the shelling/
The situation was calm on Monday...
Troops deal a major blow to Al-Shabaab in Somalia – lawmaker
MOGADISHU, Somalia - As SNA plans the second phase of the offensive, the Al-Shabaab group launched an attack last night in the Yaqbari-weyne in the Lower Shabelle region.
The assault started with explosions at the gate of the base that houses Somali government troops and local clan militia fighters and sparked heavy face-to-face fighting in the area.
Somali lawmaker Dahir Amin...
Al-Shabaab attack on a military base in Somalia “foiled”
MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA) on Sunday foiled a suicide car bomb attack on a military base in the Bari-ujeed region in central Somalia.
Guriel District Commissioner Farah Abdi Moalim told reporters on Sunday that the forces defeated al-Shabab militants in the fierce fighting that left five soldiers dead.
"The SNA and local forces inflicted heavy casualties on...
Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaysay magaalada Laascaanood + Sawirro
LAASCAANOOD (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa gargaar bani’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul ee colaaduhu saameeyeen gaarsiisay magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool.
Gargaarkaan oo gaaraya 500 oo tan oo raashin ah ayaa qeyb ka ah dadaallada gurmad ee hay’adda SoDMA u fidineysay shacabka Laasacaanood tan iyo markii ay billaawdeen dagaalladii ka dhacay magaalada.
Mas'uuliyiin...
Ciidamada Itoobiya oo madaafiic ku garaacay duleedka degmada Diinsoor
DIINSOOR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo ay ciidamada Itoobiya ku qaadeen duleedka degmada Diinsoor ee gobolka Baay.
Madaafiicda ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay ciidamada Itoobiya ku duqeeyeen deegaano hoostaga degmadaas oo la rumeysan yahay inay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in maqlayeen dhawaqa hoobiyeyaasha oo qiyaas...
Somaliland oo markale ku hanjabaad culus u diray SSC-KHAATUMO
HARGEYSA (SMN) - Korneel Saciid Cawil Caare oo horay usoo noqday hoggaamiyaha jabhad la dirirtay Somaliland, balse markii dambe la heshiiyay xukuumadda madaxweyne Muuse Bixi Cabdi ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka magaalka Laascaanood.
Korneelka ayaa weerar afka ah ku qaaday SSC-KHAATUMO, wuxuuna sheegay in aysan ka talin karin Sool, Sanaag iyo Cayn, isaga oo tilmaamay inay ka tirsan...
Sawirro: Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray degmada Jawiil + Ujeedka
JAWIIL (SMN) - Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle, qaybna uu ka yahay Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha Shacabka BJFS, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada #jawiil ee Gobolka Hiiraan.
Wafdigaan oo safar dhanka dhulka ah uga ambabaxay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa duleedka...
Somali president fires National University head, appoints replacement at acting capacity
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, fired the rector of the Somali National University Dr. Hassan Omar Mahad-Alle on Sunday.
The decision was announced through a presidential decree issued by the office of Hassan Sheikh, who appointed Dr Hassan Osman Gagal as the acting president of the university.
Farah Abdulkadir, the Minister of Education instructed the heads...
Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu R/W ku xigeenka XFS uga qaybgalay Muqdisho?
MUQDISHO (SMN) - Raiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay Kulan farsamo oo saabsanaa Amniga, Caddaaladda iyo Dowladd wanaagga, kaas oo ku salaysan qiimayn ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dib U Heshiisiinta iyo Federaalayntu ka samaysay deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta.
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay in Xukuumadda #DanQaran dhinac wado hawlgallada...












