Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay maqaayadda Blue Sky oo ku taalla agagaarka xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in qaraxa uu fuliyay qof isku...
Sawirro: Madaxweynaha JFS oo la kulmay ciidamada laga soo celiyay dalka Eritrea
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo celinta Ciidamadeenna tababarka ugu maqnaa dalka Ereteriya.
Madaxweynaha oo dul istaagay hannaanka dib u soo celinta ciidamada ayaa la dardaarmay cutubyo maanta dib u soo laabtay, waxa uuna la wadaagay rajada iyo...
Somalia launches Modern Governance Strategic Direction Program
MOGADISHU, Somalia - PM Hamza Abdi Barre has launched Somalia's Modern Governance Strategic Direction Program in Mogadishu, with good governance and transformation of service delivery at the top of the agenda.
Speaking at the opening ceremony, PM Barre emphasized his government’s commitment to advancing an accountable and transparent governance system that would create a conducive environment for socio-economic and political...
NUSOJ Urges Safeguarding Media Freedom and Promoting Responsible Journalism Amid Complaint Against Media Director
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is closely monitoring a complaint lodged at the Office of the Attorney General against Mr. Abdirahman Jeylani Mohamed, Director of Arlaadi Media, filed by Mr. Mohamed Yusuf Ali, the district commissioner of Wajid District in Bakool region.
According to the official complaint document, the complaint filed against Arlaadi Media Director is grounded in...
Maxkamad ku taalla Kismaayo oo xukuntay nin dilay hooyadiis
KISMAAYO (SMN) - Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8-aad ee sannadkaan Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 11-kii bishii 6-aad Magaaladaas ku dilay hooyadiis Xaliimo Maxamed Cumar.
Dacwadda ninkan oo muddo soo socotay ayaa maxakamadda waxa ay ka yeelatay fadhiyo kala duwan, waxayna ugu dambeyn ku xukuntay dil toogasho ah.
“Maxkamaddu waxa ay...
A man sentenced to death for beheading his mother in Somalia
KISMAYO, Somalia - A court in Kismayo today sentenced Hassan Abdullahi Abdi, 37 years old, to death for beheading his 61-year-old mother, Halimo Mohamed Omar.
The man, who was initially suspected of having a mental illness that caused him to kill his mother with a knife, said that a medical examination confirmed that his health was unfit.
The court said that...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hay’adaha DF ku adkeeyay dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey shirka khibrad & aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda.
Waxa uu tilmaamay ahmiyadda ay leedahay Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya si looga heshiiyo arrimaha aas aasiga u ah dowlad dhiskeenna.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dul istaagay qoddobadda mudnaanta leh Xukuumadda...
Ethiopian forces fire mortar shells toward Al-Shabaab-held areas
DINSOR, Somalia – Ethiopian troops serving under the AU mission in Somalia fired mortar shells toward areas on the outskirts of Dinsor city in the Bay region, residents said.
Six mortar rounds hit Al-Shabaab-controlled villages, causing unspecified casualties on local villagers, who reported hearing heavy blasts in the night as a result of the shelling/
The situation was calm on Monday...
Troops deal a major blow to Al-Shabaab in Somalia – lawmaker
MOGADISHU, Somalia - As SNA plans the second phase of the offensive, the Al-Shabaab group launched an attack last night in the Yaqbari-weyne in the Lower Shabelle region.
The assault started with explosions at the gate of the base that houses Somali government troops and local clan militia fighters and sparked heavy face-to-face fighting in the area.
Somali lawmaker Dahir Amin...
Al-Shabaab attack on a military base in Somalia “foiled”
MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA) on Sunday foiled a suicide car bomb attack on a military base in the Bari-ujeed region in central Somalia.
Guriel District Commissioner Farah Abdi Moalim told reporters on Sunday that the forces defeated al-Shabab militants in the fierce fighting that left five soldiers dead.
"The SNA and local forces inflicted heavy casualties on...












