Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xiisad ka taagan gobolka Mudug iyo baaqyo loo diray beelaha dagaalamaya

GALDOGOB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa xiisad weli ka taagan deegaan lagu magacaabo Bali-soofe oo hoostaga degmada Galdogob ee gobolka Mudug, kaas oo shalay dagaal khasaare dhaliyey oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed uu ku dhexmaray halkaasi.   Beelahaan oo ah dad ood-wadaag ah ayey xiisaddoodu soo taagneyd maalmahaan, waxaana dagaalkii shalay labada dhinacba kasoo gaaray khasaare dhimasho...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay guddoomiyaha SoDMA + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.   Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush,Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta...

Fear grows over possible floods in central Somalia

BELEDWEYNE, Somalia - The People in the Hiran region say that there is a brewing fear that the Shabelle River may flood the riverine areas after reaching its baneful height.   If this happens, it could affect the local population, mainly those living in the riverine areas. The administrator of the Fiidow area in the Hiran region who spoke to Shabelle said...

PM Hamza Abdi Barre meets with UAE Ambassador to Somalia

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre met with the UAE Ambassador to Somalia, Ahmed Juma Al Rumaithi, at his office in Villa Somalia on Monday.   During the meeting, they focused on strengthening the bilateral relations between the two countries and exploring opportunities for mutually beneficial partnerships. Prime Minister Barre expressed his gratitude to the UAE for their diverse support...

Former Mogadishu mayor passes away following illness

MOGADISHU, Somalia - Tributes pour in over the death of former mayor of Mogadishu Ali Ugas Abdulle.   The top leaders of Somalia, including president Hassan Sheikh Mohamud and PM Hamza Abdi Barre sent their condolences to the family of the late mayor. Ali Ugas Abdulle has been ill for some time in Mogadishu and died at Digfeer Hospital. Abdulle became the Mayor...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraadka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee  Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii joogteyn lahaa.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Dowladda Imaaraadka uga mahadceliyey taageerada dhinacyada badan ee ay u fidiso...

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geerida duqii hore ee Muqdisho

DHUUSAMAREB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, qaraabada iyo guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Cali Ugaas Cabdulle ayaa tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku bixiyey nabadaynta iyo horumarka dalkeenna.   Madaxweynaha ayaa xusay  in Marxuum Cali Ugaas...

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Nuur (Shuute) oo la hadlayay ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan askar, saraakiil iyo ganacsato si hoose ula shaqeeya Al-Shabaab, kuwaas oo qaarkood lasoo qabtay, isla-markaana la horgeeyay maxkamadda ciidamada, sida horay u dhacday.   Shuute ayaa sheegay in baaris guud...

Wafdi ka socda dowladda Sooomaaliya oo gaaray Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed.   Garoonka diyaradaha Shaati Gaduud Wafdiga Guddoomiyaha waxaa ku soodhaweeyey Wasiiro,Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay, Kan Degmada Baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Ujeedka Wafdiga Guddoomiyaha u gareen Baydhabo ayaa ah ka...

A massive fire destroys large parts of a main market in Jowhar, Somalia

JOWHAR, Somalia - A fire broke out at midnight last night at a main market in Jowhar district, the regional capital of the Middle Shabelle, south of Somalia.   The huge blaze was said to have started from a bakery manufacturing biscuits in the Hanti-Wadaag area of ​​Jowhar city, which lies approximately 90 kilometers north of Mogadishu. The fire spread to other...

WARAR KALE

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Magaalada Jubba dalka Suudaanta Koonfureed oo lagu xusay 66-guuradii xorriyadda iyo midowgii Soomaaliya

Jubba – Magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay 66-guuradii...

Amnesty International oo RSF ku eedeysay dambiyo ka dhan ah aadanaha iyo nadiifin qowmiyadeed...

El-Fasher, Suudaan – Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku eedeysay Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan (RSF) inay geysteen dambiyo ka dhan...