Shock as a young doctor saving lives shot dead in central Somalia
GALKAYO, Somalia - Unknown armed gunmen killed Dr. Sakariye Abdi Jama in northern Galkayo city under the Puntland state of Somalia, officials said.
The young doctor was shot dead in Al-Haramain Medical Center on Saturday while on duty, saving lives by assailants who immediately escaped from the scene before police arrived.
Puntland's security forces in the Mudug region have not yet...
DF oo sheegtay in Al-Shabaab khasaare lagu gaarsiiyay dagaalkii Awdheegle
AWDHEEGLE (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin dheeraad ah ka bixisay weerar iyo dagaal toos ah oo saaka ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay inay ka hortageen weerar qarax ku billowday oo Al-Shabaab ay saaka ku qaadeen degmadaasi.
Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in dagaal adag oo ay...
Mareykanka oo qiray in shacab lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud
WASHINGTON (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Mareykanka ee Afrika ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa lagu faah-faahiyay duqeyn ay lixdii bishan ka fuliyeen gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka.
AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday in duqeyntaas lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal, balse uu sidoo kale khasaare soo gaaray rayid.
Qoraalkan...
Somali military avert morning base attack; killed 20 militants
MOGADISHU -- Somali National Army's elite force, Gorgor, killed more than 20 al-Shabab militants and wounded others early Sunday in heavy fighting between the army and militants at a military base in Awdheegle district in southern Somalia, officials said.
Abdirahman Yusuf Al-adala, deputy minister of Information, Culture and Tourism, told the national news agency that the brave troops responded swiftly...
Faah-faahin ku saabsan dhaqtar aano qabiil loogu dilay magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo lagu dilay Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo ka howlgalgalay magaaladaasi.
Marxuumka ayaa waxaa lagu dhex-dilay xarun caafimaad oo uu maamule ku ahaa, taas oo lagu magacaabo Alxaramayn.
Dilka ayaa waxaa fuliyay nin ku hubeysnaa qoray AK47, kaas oo laga arkay muqaal ay duubtay CC kaamiro...
AU delegation pays week-long visit to Somalia ahead of troop drawdown
MOGADISHU, Somalia - The African Union dispatches a high-level team to the Somali capital, Mogadishu as ATMIS is expected to pull 3,000 soldiers out of the country, the second phase of the troop drawdown.
The AU delegation from the Peace and Security Council (AUPSC), is led by the Permanent Representative of the Subcommittee on Refugees, Returning Refugees and Displaced Persons,...
Somalia: Al-Shabab attacks military base; casualties reported
AWDHEGLE, Somalia - Al-Shabaab launched a heavy attack this morning in Awdheegle district in the Lower Shabelle region, as local residents said they woke up to the sound of gunshots and explosions.
The attack turned into a face-to-face battle, which lasted for about an hour in the city, which is about 85 km west of Mogadishu. Casualties have been inflicted...
Weerar ku billowday qaraxyo oo lagu qaaday Awdheegle iyo dagaal ka socda
AWDHEEGLE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar toos ah oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen gudaha degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Weerarka oo ku billowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo illaa iyo hadda socda, kaas oo u dhexeeyo xubnaha weerarka soo qaaday iyo ciidamada ammaanka.
Guddoomiye ku xigeenka...
Sawirro: Wafdi ka socda Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika (AUPSC), oo uu hoggaaminayo Wakiilka Joogtada ah ee Guddi-hoosaadka qaxootiga dalkooda dib ugusoo laabta iyo barakacayaasha, Danjire Jainaba Jagne, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Booqashada wafdigan ayaa qaadan doonto muddo toddobaad ah,,si ay ula kulmaan daneeyayaasha muhiimka ah una qiimeeyaan xaaladda bini'aadantinimo.
Madaxdan Midowga Afrika...
Somali Govt troops carry out operation outside Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The Somali Government forces have carried out a sweep on the outskirts of Mogadishu, rounding up dozens of suspects, according to police.
The Somali government's security forces have increased security operations in and around Mogadishu in an attempt to protect Al-Shabaab from conducting revenge attacks.
The operation comes as the government prepares for a significant assault against Al-Shabaab...










