Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Wafdi ka socda Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika (AUPSC), oo uu hoggaaminayo Wakiilka Joogtada ah ee Guddi-hoosaadka qaxootiga dalkooda dib ugusoo laabta iyo barakacayaasha, Danjire Jainaba Jagne, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.   Booqashada wafdigan ayaa qaadan doonto muddo toddobaad ah,,si ay ula kulmaan daneeyayaasha muhiimka ah una qiimeeyaan xaaladda bini'aadantinimo. Madaxdan Midowga Afrika...

Somali Govt troops carry out operation outside Mogadishu

MOGADISHU, Somalia  - The Somali Government forces have carried out a sweep on the outskirts of Mogadishu, rounding up dozens of suspects, according to police.   The Somali government's security forces have increased security operations in and around Mogadishu in an attempt to protect Al-Shabaab from conducting revenge attacks. The operation comes as the government prepares for a significant assault against Al-Shabaab...

Ra’iisul wasaare Xamza oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay booqasho rasmi ah ku tageen dalka Qatar.   Mudane Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa dalka Qatar waxaa kulamo kala duwan uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani, masuuliyiin kala...

Sheekh Shariif oo arrimo xasaasi ah uga hadlay kulankii BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, haatana ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa hadal ka jeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya.   Shariif ayaa ka warbixiyay arrimo ku aadan dadaalladii dib u heshiisiinta ahaa ee uu ka sameeyay gobolka Shabeelaha Dhexe, isaga oo tilmaamay in dhib badan ay kasoo mareen xalinta colaad...

Somalia: Anti-Al-Shabaab offensive to begin in Lower Shabelle region

BARAWE, Somalia - The military command in Barawe has announced that they will soon begin an operation to remove Al-Shabaab from the entire Lower Shabelle region.   Abdirahman Ilmi Jimale (Xorogay), who leads the army, promised that in the coming days, Al-Shabaab will take over their positions in the region, so that the roads can be reopened. He expressed hope that the...

Somali PM meets with SNA officers undergoing training in Qatar

DOHA, Qatar - Prime Minister Hamza Abdi Barre met in Doha with Somali army officers who are in Qatar for training to improve their military knowledge and experience.   During Friday's meeting, Hamza briefed the officials on the ongoing war in Somalia and the achievements of the government, including the capture of many areas from Al-Shabaab. He said that the Somali people...

US renews $10mn bounty offer for leads on al-Shabaab leader

NAIROBI, Kenya - The United States government has issued a bounty of up to 10 million dollars for information on the whereabouts of Ahmed Diriye, also known as Ahmed Umar and Abu Ubaidah, a high-ranking member of the Somalia-based Al-Qaeda linked militant group Al-Shabaab.   The State Department Rewards for Justice Program issued the notice saying in a statement that Abu...

Mareykanka oo $10 milyan dul-dhigay hoggaamiyaha guud ee Al-Shabaab

WASHINGTON (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay siinayso lacag gaaraysa 10 milyan oo dollar cidDii soo sheegta halka uu ku sugan yahay hoGgaamiyaha guud ee Al-shabaab Axmed Diiriye oo sidoo kale loo yaqaan Abuu Cubeyda.   Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka u qaabilsan Abaalmarinta ayaa war-saxaafadeedka ay soo saartay ku sheegtay in Abuu Cubeyda uu hadda yahay hoggaamiyaha Al-shabaab, xilkaas...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga oo ay ka wadaan gudaha iyo duleedka Muqdisho.   Ujeedada howlgalladan ayaa ah sidii looga hortagi lahaa khataraha dhinaca amniga ee la filan karo xili dowladd ay ku jirto abaabulka dagaal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab. Cidamada sida gaarka ah ugu xil-saaran xasilinta caasimadda ee Boolis Milataaro...

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo markale duqeymo ka fuliyay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay xalay markale diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.   Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen deegaano ay ka mid yihiin Khadiijo Xaaji iyo Faxfax-dhuun oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in duqeymahaas ay...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...