Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Cali Ciid oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda ka taagan Galmudug

CAABUDWAAQ (SMN) - Madaxweryne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo ku sugan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor.     Cali Ciid ayaa sheegay in shacabka degmada Caabuqwaaq ay ku hoos dul-manyihiin maamulka Galmudug, isla-markaana aysan u madax banaaneyn mamulkooda golaha deegaanka degmadda iyo...

Magaalada Baraawe oo looga dhawaaqay guluf ka dhan ah Al-Shabaab

BARAAWE (SMN) - Taliyaha ciidanka milatariga ee ku sugan aagga magaallo xeebeedka Baraawe ee caasimadda Koonfur Galbeed, Cabdiraxmaan Cilmi Jimcaale (Xorogaay) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gobolka Shabeelaha Hoose ay ka bilaabi doonaan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab. Taliyaha ayaa shaaca ka qaaday inay duulaan ku yihiin meelaha ay joogaan xubnaha Al-Shabaab, isla-markaana ujeedkooda uu yahay...

Ra’iisul wasaare Xamza oo saraakiil Soomaali ah kula kulmay Dooxa + Sawirro

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu halkaas tababar uga soconayo.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay Saraakiisha rajada shacabka Soomaaliyeed ay ka qabaan ee ah in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa...

KDF jets bomb villages in Gedo amid intensified military operations

EL WAK (SMN) – The reports from the Gedo region indicate that KDF jets bombed several areas located in the vicinity of El Wak town, which sits on the Somalia-Kenya border.   The local residents confirmed to Radio Shabelle by phone that the fighter jets dropped missiles on Khadijo Hajji and Fahfahdhun, all controlled by Al-Shabaab militants. The target was Al-Shabaab bases,...

US rejects Al-Shabaab claims its military killed civilians in Somalia

MOGADISHU, Somalia - Somali army conducted a counter-terrorism operation in the vicinity of El-Lahelay, central Somalia on September 6, 2023.   The US Africa command (AFRICOM) said its initial assessment is that three al Shabaab leaders were killed as a result of the operation and, unfortunately, civilians were injured and killed in the vicinity of the operation. U.S. forces were not onsite...

Mareykanka oo jawaab ka bixiyay eedeyn uga timid Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliska Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa ka hor yimid eedeyn uga timid dhanka kooxda Al-Shabaab oo ku aadan in duqeymo ay fuliyeen dad shacab ah ay khasaaro ka soo gaartay.   Al-Shabaab ayaa ku eedeeyay taliska Mareykanka ee AFRICOM in duqeymo ay ka fuliyeen deegaanka Ceel la helay ee gobolka Galgaduud ay ku dileen dad rayid ah. Balse taliska...

UN Security Council adopts resolution on the export of Somalia coal

NEW YORK - Determining that the situation in Somalia continues to constitute a threat to international peace and security in the region, the Security Council unanimously adopted a draft resolution addressing the disposal of the country’s charcoal stockpiles as a one-off exemption to previous resolutions.   By resolution 2696 (2023) (to be issued as document S/RES/2696(2023)), the 15-nation organ took note of...

As war on Al-Shabaab rages on, over 107 militants surrendered in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Government of Somalia has reported a large number of defections from Al-Shabaab as war on the militant group has intensified in central regions.   The director of the National Center for Preventing and Countering Violent Extremism Abdullahi Mohamed Nor, said that in the past two months, there has been a significant rise in the number of...

Ciidamo horleh oo lagu kordhiyay kuwa xasilinta caasimada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamadan ayaa ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho iyaga oo xoojinaya ciiidamo horay si gaar ah loogu xil-saaray xasilinta caasimadda.   Ciidankan cusub oo qeyb ka noqonaya kuwa xasilinta caasimada ee loo yaqaano Boolis Milataaro ayaa maanta lagu wareejiyey qalab iyo gaadiidkii ay ku howlgeli lahaayeen. Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi) iyo Taliyaha Ciidamada...

Golaha Ammaanka QM oo go’aan ka gaaray dhoofinta dhuxusha Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan.   Qaraarkan cusub ayaa lagu sheegay, "in iyada oo la ogsoon yahay in xaaladda Soomaaliya ay weli khatar ku tahay ammaanka iyo nabadda caalamka, in haddana golaha ammaanku uu si wadajir ah...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...