Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah-faahino ka soo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo xoogan ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaasi, gaar ahaan aagga degmada Ceelwaaq.   Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen deegaano ay ka mid yihiin Khadiijo Xaaji iyo Faxfax-dhuun oo dhammaan hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ilo deegaanka ah ayaa...

Sawirro: Wafdi ka socda Itoobiya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo uu hoggaaminayo.   Wafdiga ka socda dalka Itoobiya ayaa u yimid caasimadda Muqdisho sidii ay wada hadallo ku dhisan danaha labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashi dhinacyada kala duwan ee u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay hoggaanka taliska CXD + Sawirro

AADAN YABAAL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorshaha dalka ka dhanka ah Al-Shabaab.   Hogaannada taliska CXDS ayaa la wadaagay Madaxweynaha qorsheyaal muddo kooban Khawaarijta dalka looga sifeynayo, iyaga oo adkeeyay sida naf-hurnimada iyo...

First Ethiopia-Somalia Joint Ministerial Commission Meeting Kicks off in Mogadishu

Addis Ababa, Ethiopia - The first Ethiopia-Somalia Joint Ministerial Commission Meeting kicked off in Mogadishu today, according to the Ministry of Foreign Affairs.   Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Demeke Mekonnen is participating at the Ethiopia-Somalia Ministerial Commission Meeting, Spokesperson of the Ministry of Foreign Affairs, Ambassador Meles Alem said. During the meeting, the performance of the bilateral agreements...

Qarax khasaare gaystay oo maanta ka dhacay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay deegaanka Wamooley oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.   Deegaanka uu qaraxu ka dhacay ayaa u dhexeeya deegaanada Ceelgaras iyo Ceel-lahelay oo ay shalay la wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka. Qaraxa oo ahaa miino ayaa ka dhex dhacay guri ku yaalla...

Soomaali laga soo musaafuriyay dalka Libya

TRIPOLI (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha Liibiya Imed Trabelsi ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay in dalka ku yaalla waqooyiga Afrika uu soo tarxiilay in ka badan 250 qof oo tahriibayaal ah oo aan sharciyeysnayn oo ka kala yimid waddamada Saxaraha ka hooseeya ee Afrika iyo Aasiya, loona dhoofiyay dalalkooda.   “Maanta, waxaa meeshan (Xarunta Tarik al-Sikka) laga musaafurin doonaa koox dad...

Three Al-Shabaab commanders killed in Somalia operation – ministry

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia said that an operation in the Galmudug state killed three leaders of Al-Shabaab, the latest blow to the militant group.   In the operation that took place last night in West of El-La Helay, three leaders were killed, namely Olol Ali Guled, Shuuke Ali Dheeg, and Isse Barre, according to the Somali government. "The government...

Libya deports over 250 undocumented migrants, including Somalis

TRIPOLI, Libya - Libyan Interior Minister Imed Trabelsi announced Wednesday that the north African country deported over 250 undocumented migrants from sub-Saharan African nations and Asia to their respective countries.   "Today, a group of individuals from various nationalities will be deported from this place (the Tarik al-Sikka detention centre). It involves people from Somalia, Niger, Chad, Sudan, Bangladesh and Nigeria,"...

Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka maanta ee golaha wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo laaga hadlay xaaladaha amni ee dalka, iyada oo la ansixiyey heshiisyo iyo is-afgaradyo ay dowladda Soomaaliya la gashay Ethopia iyo Turkiga.   Heshiisyada goluhu ansixiyey ee ay galeen ayaa ku saabsan dhinacyada Ganacsiga, Iskaashiga...

Duqa magaalada Muqdisho iyo Ergay Cabdikariin Guuleed oo kulmay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Ergayga gaarka ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan wada hadalada Soomaaliya iyo Soomaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed,   Kulankan waxaa sidoo kale  goob Joo ahaa Guddomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada gobolka Banaadir iyo Xog’hayaha guud ee...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...