Jubaland ministers visit troops in the frontlines outside Kismayo city
KISMAYO (SMN) – The planning minister of Jubaland state Abdirahman Abdi Ahmed accompanied by the acting petroleum minister Mohamed Dekow Hussein paid a visit to the regional forces at frontlines against Al-Shabaab.
According to the reports the team toured the military bases in Jana Abdalla and other areas within the Lower Juba region on Monday to inspect the anti-Al-Shabaab war preparations.
Their...
Somali military deals a major blow to Al-Shabaab in latest operations
MOGADISHU -- Somali National Army (SNA) said its forces on Monday killed 43 al-Shabab militants and injured several others after conducting an operation in Galgaduud region, central Somalia.
The Ministry of Information, Culture and Tourism said in a statement issued in Mogadishu, the capital of Somalia, that the SNA forces also destroyed three battle wagon vehicles belonging to the militant...
Ciidamada Booliska oo xalay howlgal ka sameeyay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee qeybta gobolka Banadir ayaa xalay howlgallo ka fuliyey xaafado ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir, askarta ayaa baaray guryaha ay shacabku degan yihiin iyaga oo ka raadinaya hub iyo walxa kale oo wax u dhimi kara ammaanka guud ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa sidoo kale isku soo aruuriyay dhalinyaro fara badan oo...
Sawirro: Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah
QAAHIRA (SMN) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed oo Safar shaqo ku jooga Dalka Masar ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Qaahira ee Caasimada Dalka Masar Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadda Dalkaas.
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadda Dalka Masar ayaa ka wada hadleen qodobo ay kamid yihiin In Dadka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida Axmed Naaji Sacad
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay abwaankii iyo fannaankii Soomaaliyeed ee Marxuum Axmed Naaji Sacad.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu kaalin weyn uga jiray fanka Soomaaliyeed, isaga oo doorweyn ka qaatay sare u qaadida fanka, suugaanta iyo dhaqanka...
Wasiiro ka tirsan Jubbaland oo booqday jiidda hore ee dagaalka + Ujeedka
KISMAAYO (SMN) - Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo uu wehliyo sii hayaha wasiirka wasaaradda batroolka iyo macdanta Jubbaland Maxamed Deeqoow Xuseen ayaa dhiirigalin iyo garab istaag ugu tagay ciidamada ku sugan furimaha hore ee deegaanada waqooyi ee gobolka Jubbada hoose gaar ahaana deegaanka Janaa Cabdalle iyo deegaano...
Somalia PM Hamza Abdi Barre leaves for Qatar on official visit
MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of Somalia today left the country for Qatar on an official visit to the Gulf nation, which has political influence in the Horn of Africa country.
During his trip, PM Hamza Abdi Barre will hold talks with the leaders of Qatar on the strengthening of bilateral relations and cooperation in all areas of mutual...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Daaru-Nicma iyo dagaal ka dhacay
RUUN-NIRGOOD (SMN) - Warar ka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya haatan dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo xubnaha Al-Shabaab uu ka socda gudaha deegaanka Daaru-Nicma oo hoostaga degmada Ruun-Inirgood ee gobolkaasi.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku billowday qaraxyo ku qaadan farriisimo ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Macawiisleyda ay ku leeyihiin halkaasi.
Ilo deegaanka ah...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta u dhoofay dalka Qatar + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa inta uu joogo kulamo kala duwan la yeelan doono madaxda dalka Qatar, oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan...
Guuleed oo la kulmay Ergeyga gaar ah ee Norway u jooga Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim ah kula la qaatay Xafiiskiisa Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya u jooga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway Heidi Elburgi Johansen iyo Carsten Carlsen, oo ah siihayaha Safaaradda Norway ee Somaliya.
Kullanka ayaa diirada lagu saaray dardargalinta wada-hadallada...











