Duqeymo xoogan oo ka dhacay xadka Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgallo iyo duqeymo xoogan oo maanta ka dhacay deegaano ka kala tirsan Galmudug iyo HirShabelle.
Duqeymaha ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu garaacay xadka u dhexeeya Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud, gaar ahaan goobo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
Warara ayaa sheegaya in duqeynta xoogeeda ay ka dhacday duleedka degmada Ruun-Nirgood,...
Somali Govt deploys elite forces to frontlines as war take new shape
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has deployed elite troops to the front lines of the war, especially in the east of the Galgaduud region, after army retreats.
A total of 1,500 soldiers have been sent to the central region from the coastal town of Adale in the Middle Shabelle region, where President Hassan Sheikh is making mobilization.
The head...
Daawo: Jawaari oo si adag uga hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo la hadlay warbaahinta ayaa war ka soo saaray dagaalka adag ee lagula jiro Al-Shabaab, isla-markaana ay hoggaamineyso dowladda.
Jawaari ayaa ku baaqay in la taageero ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee howlgallada culus ka wada gobollada dalka.
Sidoo kale waxa uu sheegay in...
Al-Shabaab uses insiders to conduct Mogadishu attacks – mayor
MOGADISHU, Somalia - The mayor of Mogadishu says he believes that Al-Shabaab could not carry out a bomb attack in the capital city without an inside job or facilitation.
Speaking at a public rally to support the ongoing military operations in the country, Yusuf Hussein Jimale alias Madale said the government of Somalia is dealing with Mogadishu security.
The government's long-running battle...
Increased Military Movement in Sool as Somaliland prepares to strike back
LAS ANOD, Somalia - A large number of military convoys were seen moving in separate areas in the Sool region on Monday morning, circulating around Las Anod city amid reports that the breakaway region of Somaliland is in the final stage to strike back after Goojacadde loss.
The troops from Somaliland with tanks and artillery headed to Oog area, where they...
Al-Shabaab bomb attack in Kenya leaves two police officers dead
NAIROBI, Kenya - At least two Kenyan police officers were killed and six others wounded in a roadside blast on Sunday in northeastern Kenya.
The officers from the quick response unit were on patrol from Arabia to Mandera town near the border with Somalia where they were hit by an improvised explosive device, police said.
The injured were sent to a...
Axmed Madoobe oo la shiray xubnaha mucaaradka Jubbaland + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay siyaasiiyiinta mucaaradka ah ee Jubaland oo horey Madaxweynaha ay u yeesheen wada hadalo miro dhal ah.
Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa ka wada-hadlay sidii loo xoojin lahaa wadajirka iyo midnimada shacabka reer Jubaland.
Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday sidii wadajir looga...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo ka bilaabay degmada Maxaas
MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka degay degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan, kadib mudo bil ah oo uu ku sugnaa caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.
Maxaas waxa ay ka mid tahay magaalooyinkii gobolka Hiiraan ee uu ka billowday dagaalka haatan lagula jiro Al-shabaab oo markii hore ka curtay kacdoon shacab.
Madaxweyne Xasan...
Ciidamo xoogan oo kusii qulqulaya aagga dagaalka ee gobolka Sool
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo qaybo badan oo ka mid ah gobolkaasi, kuwaas oo u dhexeeyO SSC-Khaatuma iyo Somaliland.
Labada dhinac ayaa haatan ciidan isku uruursanayo, waxaana laga cabsi qabaa in mar kale dagaal uu ka qarxo aagga magaalada Laascaanood.
Gelinkii dambe ee Axaddii, illaa xalay waxa ay ciidamo...
Madaale oo sheegay in Al-Shabaab loo fududeeyo qaraxyada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka hadlayay xaaladda ammaan ee caasimadda dalka ayaa sheegay in Al-Shabaab loo fududeeyo weerarada qaraxyada ah.
Madaale ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan shaqsiyaad gacan saar la leh Al-Shabaab iyo sidoo kale dowlado waa weyn oo taageera, sida uu hadalk u dhigay.
Sidoo kale...











