Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay Nairobi + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay Shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen madax kala duwan oo ka socota Afrika iyo caalamka kale ayaa maalmaha uu socdo waxaa looga hadli doonaa cimillada adduunka ee sii kululaaneysa iyo sidii...
Somali President heads to Adan Yabaal to speed up war on Al-Shabaab
MAHAS, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud who is currently in Mahas town is expected to visit Adan Yabaal, within the same Middle Shabelle region.
The president aims to accelerate the battle against Al-Shabaab and liberate the areas still remaining under the control of the militant group, including Galmudug, HirSabelle, Jubaland, and Southwest States.
According to the sources,...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro
DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa dalka Qatar Mudane Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani.
Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda kaga wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga, ciribtirka Khawaariijta, dhaqaalaha, horumarinta iyo arrimaha Bulshada,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan degmada Aadan Yabaal + Ujeedka
MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu gaaro degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Socdaalkan oo uu madaxweynaha kaga ambabaxayo degmadda Maxaas ayaa ujeedkiisu yahay dardargelinta dagaallada iyo howlgalada xoreynta ah ee Al-Shabaab.
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud waxaa safarkiisa degmada Aadan Yabaal ku wehlinaya mas’uuliyiin ka tirsan Madaxtooyada iyo madaxda Maamulka...
An explosion hits Mahas as President on visit to the frontline town
MAHAS, Somalia - An explosion said to be a suicide car bombing was reported in the central town of Mahas, which lies eastern Hiran region.
The attack was targeted a military base in the city, where the president of Somalia Hassan Sheikh was set to deliver a speech to government troops and local community fighters.
There was no immediate claim of responsibility...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo goordhow ka dhacay degmada Maxaas
MAXAAS (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay gudaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Qaraxa oo ahaa is-miidaamin ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay afaafka hore xero ay dagan yihiin ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan halkaasi,
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu si gaar ah uga dhacay...
Ugandan police foil church bombing, Al-Shabaab blamed for the averted attack
KAMPALA, Uganda - Police in Uganda announced Sunday that they had thwarted a bomb attack at a Pentecostal church in the capital.
They said they arrested a 28-year-old man as he attempted to enter the grounds of Rubaga Miracle Centre Cathedral in Kampala with an explosive device in his backpack.
Police spokesperson Patrick Onyango told reporters that the man had been...
Madaxweynaha Jubbaland oo ku wajahan gobolka Gedo
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku wajahan gobolka Gedo oo khilaafkiisa siyaasadeed ay u muuqanayaan kuwo haatan xal laga gaaray.
Axmed Madoobe ayaa Kismaayo kula kulmay mucaaradka maamulkiisa iyaga oo ka wada-hadlay sidii looga gudbi lahaa marxaladda khilaafka, Jubbalandna loogu horseedi lahaa horumar iyo xasillooni siyaasadeed.
Qorshaha tagista Madaxweynaha Jubbaland ee gobolka Gedo ayaa lagu...
Somalia’s PM in Qatar to explore joint investment opportunities
DOHA - Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre landed in Qatar on Monday for a five-day visit where he is scheduled to meet with top officials in a bid to expand ties between Doha and Mogadishu across multiple fields.
The Somali diplomat is expected to meet with Qatar’s Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al...
US donates $2 million to bolster the fight against Al-Shabaab
Mogadishu, Somalia: The U.S. Department of State has awarded $2 million to the UN Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to bolster the fight against al Shabaab.
UNSOS supports Somali Security Forces and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in their joint operations against al-Shabaab.
The award will finance transport and in-theater medical evacuation for Somali Security Forces...











