Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo musuq ku soo eedeeyay mas’uuliyiin horleh

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 7 sarkaal oo ka kala tirsan Hey'adda socdaalka Iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Qaranka iyo Wasaaradda Maaliyadda.   Raggan oo dhammaantood maqanayaal ah ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta musuq maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne. Dowladda Soomaaliya ayaa in dhowaanahan ku howlaneyd la dagaallanka...

Somali president in full military fatigues arrives in central frontline town

MAHAS, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday arrived in the town of Mahaas in the Hiran region as SNA forces gear up for the 2nd phase of the Al-Shabaab war.   "President Hassan Sheikh during his stay in Mahas will hold talks with the SNA officers, members of the civil defence forces, the authorities and the local community, on...

Top UN officials visits Somalia as AU troops continue pullout plan

DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, received the UN Under-Secretary-General (USG) for Operational Support, Mr. Atul Khare who paid a working visit to the Horn of Africa country.   The talks held in the central city of Dhusamareb focused on key issues related to military operations against al-Shabaab, the reduction of ATMIS forces, and UNSOS support for...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dagay degmada Maxaas + Sawirro

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ka dhanka ah Al-Shabaab  ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, mas’uuliyiinta...

Dowladda Soomaaliya oo maanta ciidamo horleh u dirtay gobolka Galgaduud

CADALE (SMN) - Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta 1,500 oo askari u dirtay Galmudug, si ay uga qayb-qaataan howlgallada ka socda bariga gobolka Galgaduud.   Ciidamadan oo aad loo qalabeeyay ayaa lagu diyaariyay magaallo xeebeedka Cadale ee gobolka Sh/Dhexe, waxayna isugu jiraan ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka. Xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sidoo kale ciidamadan kasii...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu maanta guddoomiyay Duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir, kaas oo ka qaybsoomay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.   Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlay Horumarinta Caasimadda, Amniga, Dib-u-dhiska, Dhaqaalaha iyo Taageerada Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka...

Trade Unions Condemn UN-contracted Company SafeLane for Violating Human and Labour Rights in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) is strongly denouncing the exploitation and abuses of migrant workers in Somalia, particularly in relation to an ongoing case involving a female worker from Uganda, as the workers’ organization is highlighting the grave violations of human rights committed against the migrant worker and the endangerment of her life in...

Somaliland deploys extra troops to major eastern fronts after losses

HARGEISA, Somalia - The breakaway region of Somaliland has deployed more forces to Sool region's eastern frontline in an effort to advance towards Goojacade base after losses.   Unprecedented military maneuver was reported in the region as tension heated up between Somaliland troops and SSC-Khatumo fighters, who gained the upper hand in the LasAnod war. Somaliland forces were seen moving around Oog military...

Somaliland oo ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay magaalada Oog + Ujeedka

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka ka imaanaya Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Somaliland ay ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay magaalada Oog ee gobolkaasi.   Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa fariisimo ka sameystay halkaasi, waxayna sidoo kale dhaq-dhaqaaq cusub ka bilaaabeen magaalada. Ujeedka ayaa la sheegay inuu yahay duulaan ay rabto in Somaliland ku qaado ciidamada SSC-Khaatuma ee ku sugan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray howlaha Canshuuraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku howlan dakhli soo saarka iyo uruurinta canshuuraha.   Wasiir Biixi ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Faysal Maxamed Xaashi iyo Agaasimaha Waaxda Canshuuuraha Barriga Cabdulaahi Nuur Shirboow. Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa ku dhiirigaliyay kooxda ku howlan arrimaha...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...