Maxamuud Macallin oo qaabilay safiirka Soomalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Soomalia u fadhiya Ururka Iskaashiga Islaamka H.E. Ambassador, Mohamed Bamba M.Boba.
Ujeedka kulanka wuxuu ahaa in uu guddoonsiiyo Safiirka hay'adda SoDMA kaalmo lacageed oo dhan $50,000 oo doolar, taas oo ay balan qaadeen Islamic Solidaarity fund (ISF) booqashadoodii ay ku imaadeen xarunta...
Duqa Muqdisho oo Geel ku wareejiyay ciidamada ku sugan furinta dagaalka
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay Toban Halaad oo Geel ah oo loogu talagalay ciidamada ku sugan furinta dagaalka, iyada oo munaasabada deeqda lagu wareejinaye ay ka dhacday Saldhiga Magaalada Dhuusa Mareeb Caasimadda Galmudug.
Goobta uu duqa Magaalada...
Sawirro: Wasiir Mukhtaar Roobow oo la kulmay culimada wasaaradda
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah culimada iyo ducaadda Wasaaradda.
Ujeedada kulanka ayaa ahaa dardar gelinta iyo xoojinta howlaha wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed ee ka hortagga iyo la dagaalanka fikirka xagjirka ah, maadaama lagu guda...
Fighting between two factions within SNA erupts in Somali port city
MARKA (SMN) – A resident says a heavy battle between two rival sides within the Somali National Army broke out in the southern port city of Marka on Monday morning.
The fighting came following a dispute over land ownership, according to the reports.
Both sides were reported to have suffered casualties, but so far the exact number remains unverified. A...
AU envoy discusses the ongoing anti-Al-Shabaab offensives with Somali president
MOGADISHU, Somalia - The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohammed El-Amine Souef, and the ATMIS Force Commander, Lt. Gen. Sam Okiding on met with the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, to update him...
Faah-faahino ka soo baxaya dagaal maanta ka dhacay magaalada Marka
MARKA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay bartamaha magaalada Marka ee xarunta gobolkaasi.
Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo isku qabtay dhul ku yaalla halkaasi.
Iska hor imaadka labada dhinac ayaa dhaliyay khasaare kala duwan, wuxuuna sidoo kale saameyn...
Wasaaradda Maaliyadda oo BF u gudbisay Xisaab-xirka sanadkii 2022
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xisaab -xirka Dowladda ee 2022-kii.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane. Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku wareejiyay Xisaab-xirka Miisaaniyad sanadeedkii 2022-ka oo soo maray dhammaan hab-raacyadii sharciga ahaa.
Xisaab-xirkaan oo la soo saaray bishii Abriil, 2023-ka ayaa waxaa...
Axmed Madoobe oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo khudbad ka jeediyay xirtaanka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrrimo ku aadan dagaalka adag ee lagu jiro Al-Shabaab.
Axmed Madoobe ayaa marka hore bogaadiyay guulaha ay gaareen ciidamada huwanta iyo doorka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aadan hoggaaminta...
Jubaland leader calls for a united front against Al-Shabaab across Somalai
DHUSAMAREB, Somalia - The President of the Jubaland Ahmed Madobe criticized the manner in which the operations are being carried out and described them as 'unfruitful'.
Speaking at an event to mark the end of two-day talks in Dhusamareb city, Madobe has called for a united and wide front against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group.
The President of Jubaland said that...
Somali political leaders issue a communique after two-day talks
DHUSAMAREB, Somalia - A joint communique was issued at the end of a two-day national consultative meeting between the Somali government and the regional states.
The consultative council agreed on the full support of the ongoing operations in Somalia to fight against al-Shabaab and accelerate national reconciliation in the newly liberated areas.
The leaders of the country's central government and the member...










