Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president to attend WFP summit in Italy

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh will leave Mogadishu for Italy on Sunday at an invitation of the UN Secretary-General to attend the UN Food Systems Summit in Rome on July 24-26.   The summit titled ‘United Nations Food Systems +2 Stocktaking Moment’ (UNFSS+2) will be held at the Headquarters of the Food and Agriculture Organization (FAO) with the theme of...

Roobow oo sheegay in shirkadihii fulin waayay Adeega Xajka laga celiyey lacag

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo xalay ka hadlay munaasabadda soo xiritaanka Moosinka Xajka oo lagu qabtay magaalada Makka ee dalka Sucuudiga,wasiirka ayaa ku dhawaaqay in dib looga soo celiyey lacagihii ay qaateen shirkadaha fulin waayay adeegga xajka.   Shirkadahan ayaa qaabilsanaa Basaska lagu qaadayey xujayda Soomaaliyeed, munaasabadan ayaa waxa ka soo qayb...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u baxayo safar dibadeed + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan lagu wadaan inay u ambabaxaan dalka Talyaaniga.   Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in madaxweynuhu uu dalkaas kaga qayb-geli doono shir caalami ah oo ay isugu tegayaan madax kala duwan. Shirka ayaa 23-ka bishan oo beri ku beegan ka dhacaya magaalada Caasimadda...

Doon ay la socdeen tahriibayaal badan oo ku degtay xeebaha dalka Morocco

MOROCCO (SMN) - Faah-faahinpo dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa doon ay la socdeen tahriibayaal oo saacadihii lasoo dhaafay ku degtay xeebaha dalka Morocco   Ugu yaraan lix qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay xeebaha dalka Marooko, sida ay qortay wakaaladda wararka ee MAP. Sidoo kale waxa ay intaas ku dartay in doonidan...

Cali Jayte oo shaaciyay arrinta ay isku qabteen madaxweynaha HirShabelle

BELEDWEYNE (SMN) - Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan oo warbaahinta u warramay ayaa markale ka hadlay khilaafka kala dhexeeya hoggaanka sare ee dowlad goboleedka HirShabelle.   Cali Jayte ayaa shaaca ka qaaday in khilaafka uu muddo dheer soo taagnaa, isla-markaana ay madaxweyne Cali Guudlaawe isku qabteen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobollada Hiiraan iyo...

Somali president condoles over lawmaker’s sudden death

MOGADISHU, Somalia (SMN) -  The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has sent his heartfelt condolences to the family and friends of MP who passed away in Nairobi, Kenya on Friday.   The lawmaker Abdirahman Mohamed Omar (Jubba) died in Kenya following a sudden death. The top leaders of the country condoled over the shocking demise. The young legislator was elected in Mogadishu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Jubba

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar (Jubba) oo kamid ahaa xubnaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS.   Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Cumar uu ahaa nin dhallinyara oo door firfircoon...

Somali military kills 15 Al-Shabaab members near Baidoa

BAIDOA, Somalia (SMN) - At least 15 Al-Shabaab militants were killed during a military operation outside Baidoa city, Southwest state, the State media reports.   The operation targeted an AlShabaab checkpoint near the city, where the national army engaged in a fierce gunfight with the militants for about an hour. The raid was aimed to remove AlShabaab blockade on Baidoa which sparked...

Ciidamada dowladda oo howlgal culus ka fuliyay duleedka Baydhabo + Khasaaraha

BAYDHABO (SMM) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal culus oo ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.   Howlgalka oo ah mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab, wuxuuna si gaar ah uga dhacay deegaanka Jameeco ee gobolka Baay. Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka hadashay...

Wasiirka qorsheynta Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Jabuuti + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Ilyas M. Dawaleh.   Labada wasiir, ayaa isweydaarsaday waayo-aragnimada daddaalka loogu jiro sidii loo gaari lahaa horumar dhaqan-dhaqaale kaasoo ugu danbeyntii horseedi kara xal...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...