Sawirro: Cabdikariin Xuseen Guuleed oo weli kulamo ka wada Koonfur Galbeed
BAYDHABO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka iyo Odayaasha Dhaqanka Dowladd Goboleedka Koofur Galbeed.
Guuleed ayaa ka dhageystay arragtiyooyinka iyo fikradaha ay ka qabaan dib u billaabidda hanaanka Wadahadallada DFS iyo Somaliland.
Ergayga ayaa xubnaha ka qeybgalay kulanka...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda UNWOMEN
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku soodhaweeyay Wafdi ka socda Hay’adda UNWOMEN oo uu hogaaminaayay wakiilka hay’adda u fadhiya Soomaaliya Sadiq Syed.
labada dhinac ayaa is dhaafsaday warbixino ku kala saabsan labada hay’adood iyagoo isla gartay muhiimadda ay u leedahay wadashaqayn dhexmarto, si gaara awoodsiinta dumarka...
US military conducts collective self-defense airstrike in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The United States Africa Command (AFRICOM) has launched a self-defense airstrike against al-Shabaab in an area known as Hareeri Kalle, which is about 15 km south of Galcad area in the Galgaduud region.
The airstrike was carried out at the request of the Somali government in support of its SNA forces during their fight against the Al-Shabaab...
Mareykanka oo sheegay in duqeyn ay ku dileen xubno ka tirsanaa Al Shabaab
GALCAD (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in weerar dhanka cirka ahaa ay ku beegsatay xubno ka tirsan Ururka Al Shabaab.
Duqeyntan oo lagu dilay ugu yaraan 5 ka mid ahaa Al Shabaab ayaa ka dhacday degaanka Hareeri Kali oo qiyaas ahaan 15km dhanka koonfureed uga beegan Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Taliska...
Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xarunta Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye (Ex School Polizio) si wadajir ah ugu daah furay Shirweynaha Wadatashiga iyo Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada.
Shirweynahaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Aadan Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha.
Shirka ayaa waxaa looga hadlaayay ajandeynta hindise sharciyeedyadda iyo heshiisyadda horyaala Golaha Shacabka BJFS.
Sidoo kale kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha oo uu goobjoog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad iyo dhammaan xubnaha guddiga ayaa waxaa uu...
Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo ansixiyay gobol cusub + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Puntland.
Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Xeerka Ilaalinta iyo Maareynta Deegaanka Puntland oo ay xukuumaddu...
R/W Xamza oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay Amniga Guud ee dalka iyo Dib-u-habeynta Hannaanka iyo Maamulka Dowladnimada casriga ah.
Golaha ayaa ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga warbixin ku saabsan amniga dalka iyo guulaha laga gaaray xoreynta iyo xasillinta dalka.
Golaha ayaa bogaadiyey...
Somali cabinet discusses security amid war on Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The weekly meeting of the Council of Ministers chaired by Prime Minister Hamsa Abdi Barre, discussed the Security of the country amid war on Al-Shabab.
In addition, the cabinet lauded the achievements made in liberating and stabilizing the country following the recapture of more than 80 areas from Al-Shabaab by the military.
"The cabinet praised the gains by...
SNA battles Al-Shabaab ahead of planned offensive in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA)’s elite forces have killed 30 al-Shabab militants during a fierce gun battle in the Middle Shabelle region of central Somalia, officials confirmed.
Abdirahman Yusuf Al-Adala, the Deputy Minister for Information, on Wednesday, told Somali national news agency that the latest military offensive against the militants was carried out as they plotted to...










