Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

UN ramps up aid for flood victims in Somalia as toll hits 30

MOGADISHU -- The United Nations humanitarian agency said on Monday it has stepped up assistance to people affected by the recent floods in Somalia after the death of about 30 people.   The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) warned that a credible risk of famine persists among displaced and pastoral populations in the areas that were worst...

UNFPA team pays a visit to SouthWest State

BAIDOA, Somalia - The President of the Southwest state Abdiaziz Laftagareen, received a delegation from UNFPA at the Presidential palace in Baidoa City on Monday.   Laftagareen and UNFPA head in Somalia Niyi Ojoulape discussed the enhancement of healthcare, vocational training, youth employment, and strengthening cooperation. The Ministers of Planning, Youth, Health, Ports, Women, and Water were in attendance at the...

Al Shabaab casts wide recruiting net as Tanzanians arrested heading for Somalia

NAIROBI, Kenya - Al Shabaab militants are recruiting foreigners from neighbouring countries, as fewer Kenyans are joining, security officials have said.   Two Tanzanians were arrested in Garissa last Wednesday, while on their way to join the al Shabaab terror group in Somalia. It was the third such arrest of foreign would-be recruits in a month. Security officials said the number of Kenyans...

Sawirro: Labada Gole ee Baarlamaanka oo yeelanaya kulan wadajir ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa  shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 8-aad ee Golaha Shacabka BJFS   Ajandaha kulan maanta ayaa ahaa qeybinta xeerka qoondaha ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka. Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Xaaji oo soo xirta...

Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda deegaanada Galmudug

GALCAD (SMN) - Ayadoo weli ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka socdaan gobollada dhexe ee dalka ayaa waxaa loogu baaqay shacabka Galmudug inay qaataan doorkooda ku aadan howlgallada xoreynta ee ka socda Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha dalka.   Maxamuud Cali Xaashi oo ah qabiir dhanka amniga ah ayaa sheegay in shacab iyo madax Galmudg looga baahan yahay inay u...

Dilal qorsheysan oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa waxa ay ka soo baxayaan askari ka tirsan ciidanka dowladda, gaar ahaan kuwa loo yaqaano ilaalada shacabka oo dilay qof shacab ah.   Falkaan ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay isgoyska Bakaaraha, waxaana la sheegay in ninka la dilay ay shaqadiisu ahayd iibinta agabka fudud, sida ay innoo shegeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo. Qof kamid...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA + Sawirro

BAYDHABA (SMN)  - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo maanta Safar shaqo ku Gaaray Magaalada Baydhabo.   Laftagareen iyo Madaxa Hay’adda UNFPA ayaa ka Wada Hadlay Hormarinta Adeegyada Caafimaadka iyo Barashada Farsamada Gacanta. Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday arrimo ku aada  Shaqa Abuurka Dhalinyarada iyo...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay duleedka degmada Galcad

GALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta qarax khasaare geystay uu ka dhacay duleedka degmada Galcad ee gobolkaasi.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warrmayaa inuu si gaar ah uga dhacay deegaanka Cali Heelle oo hoostaga magaaladaas oo dhawaan laga saaray Al-Shabaab. Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uu haleelay mooto Fekon...

2.7 mln people displaced by drought in Horn of Africa: WFP

NAIROBI - Drought conditions in the Horn of Africa region have displaced around 2.7 million people, the United Nations World Food Program (WFP) said Sunday.   In a regional situation update report, the WFP said that 1.7 million people in Somalia, 516,000 people in Ethiopia and 466,000 people in Kenya have been displaced by drought. The WFP report further disclosed that the...

One person missing after boat carrying miraa capsizes in Lamu

LAMU, Kenya - One person is yet to be found following a tragic boat accident that occurred in the waters of Mkokoni-mlango wa Chanu in Lamu East Sub County.   Reports indicate that two people were rescued from the boat which capsized on Friday morning. The three individuals were transporting miraa from Mokowe jetty in Lamu West to the border town of...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...