UN’s new envoy pays first visit Somaliland for talks with Bihi
HARGEISA, Somalia - The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi received the UN Envoy for Somalia Catriona Laing at his office during her visit to Hargeisa on Monday.
The meeting discussed the cooperation between the United Nations and Somaliland, and the projects in the breakaway region, according to the presidency of Somaliland.
"In this meeting, issues were discussed including the...
Sawirro: Maxamuud Sayid Aadan oo ka dagay degmada Luuq ee gobolka Gedo
LUUQ (SMN) - Madaxweyne ku xigeebka 1-aad ee maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Sayid Aadan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmadaas kusoo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, saraakiil ciidan iyo qaybaha bulshada.
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa Luuq u tegay dhameystirka dadaallada ay Jubbaland kula wareegeyso gacanta gobolka...
Fighting resumes in the disputed city of Las Anod
LAS ANOD, Somalia - Heavy fighting again erupted in the town of Lasanod on Saturday following UN calls for a ceasefire and an immediate cessation of the hostilities.
Local forces in Lasanod accused Somaliland troops of launching the early morning attack from the eastern side in the latest attempt to retake the Sool regional capital.
The details of the casualty figures remain unclear but reports...
Somali president visits Jowhar ahead of all-out military offensive
JOWHAR, Somalia - President Hassan Sheikh lands in Jowhar, HirShabelle state headquarters while the government is planning the 2nd phase of the military operation to get rid of Al-Shabaab.
The head of state was welcomed at the airport by President Ali Guudlawe and other officials and was escorted to the presidency where talks are currently underway, per the officials.
Jowhar,...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Jowhar
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Jowgar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay madaxweynaha HirShabelle.
Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa la xiriira dardar-gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada maamulkaasi.
Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya ayaa...
Al-Shabaab sets up the blockade on Baidoa, southern Somalia
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has condemned the militant group al-Shabab for imposing a weeklong blockade on the southwestern town of Baidoa. Authorities say the Islamist group has cut off supplies in and out of the area, worsening hunger caused by record drought and insecurity.
Al-Shabaab set up the blockade Tuesday, cutting off transport to and from Baidoa,...
Faah-faahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo haatan ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka socdo bariga magaaladaasi, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa sidoo kale inoo sheegay in dagaalkan la’isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kale duwan, balse ma...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta Keydka Daawada Somalia
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in hirgelinta xaruntani ay ka tarjumeyso halbeeg muhiim ah oo la xaqiijiyey, loogana gudbaayo dhibaatooyinkii...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo helay hub culus iyo diyaarado dagaal
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay helay hub culus iyo diyaarado ay u adeegsan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Xuseen Macallin Maxamuud oo ah Lataliyaha amniga ee madaxweynaha ayaa xaqiijiyay in dalka uu soo gaaray hubkaasi iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca ee hubka ku xiran yahay.
Sida uu sheegay dowladda Soomaaliya ayaa qayb ka mid ah...
R/W Xamza oo la kulmay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dib loo soo nooleeyo sumcaddii lacageed ee dalka iyo in dadka danyarta ah loogu fududeeyo macaamilka nololeed iyo ganacsi ee ay u baahan yihiin.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo bandhigay qorshaha Xukuumadda #DanQaran...











