Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay 18 mas’uul oo loo haysto Musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska 18 mas’uuliyiin dowladeed ah, kuwaas oo 9 kamid ah baxsad ka yihiin cadaaladda.   Eedaha loo jeediyey saraakiishan ayaa waxaa kamid ah xatooyo xoolo dadweyne, been abuur dokumenti, musuq-maasuq, lunsasho iyo leexsasho xoolo dadweyne, ka faa’iidayaysi xafiis dawladeed,...

Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay maanta  kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca Hagaha libka Deg-Degga ah.   Golaha ayaa ka dhageystay warbixinno Wasaaradda Difaaca iyo Taliyaha howlgalka Wadajirka ee Wejiga Labaad oo lagu ciribtirayo Khawaariijta, taasoo la xiriirta diyaar garoowga wajiga labaad...

UN says 43 mln USD allocated to mitigate impact of drought in Somalia

MOGADISHU, Somalia - UN humanitarians said on Wednesday 43 million U.S. dollars has been allocated to aid Somalia in fighting the effects of drought, mainly food insecurity.   The Somalia Humanitarian Fund (SHF) put 25 million U.S. dollars toward the campaign, and the UN Central Emergency Response Fund (CERF) allocated 18 million dollars for famine prevention efforts, the UN Office for...

Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Danab oo qarax lagula eegtay Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) - Sarkaal sare oo u hadlay taliska milatariga Maraykanka ee AFRICOM ayaa ka warbixiyay qarax maanta ciidamadooda lagula eegtay duleedka Kismaayo.   Sarkaalkan ayaa shaaciyay in saaka kolonyo milatari oo ay la socdeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ay la qaraxday miino la dhigay waddada dhinaceeda. Sidoo kale waxa uu beeniyay wararka sheegaya in uu khasaare soo gaaray ciidamadooda iyo...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo digniin culus u diray bahda garsoorka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Mudane Baashe Yuusuf Ismaaciil, oo maanta wariyeyaasha ugu warramay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ka dhanka ah musuq-maasuqa ee haatan socda. Guddoomiyaha ayaa farriin u diray bahda garsoorka, wuxuuna uga digaan inay ku kacaan falal la xiriira musuq-maasuq iyo wax is-dabamarin. Sidoo kale, wuxuu ka dalbaday...

KDF conducts airstrike in Gedo, Somalia

GARBAHAAREY, Somalia - Kenyan military carried out airstrikes targeting the area of ​​El-Adde last night and on Thursday morning, causing casualties among the local civilians.   According to the sources, two civilians have lost their lives in the KDF airstrikes which come as Kenya tightened its border and delayed the reopening plan in response to attacks. One of the dead people was named...

Taliska howlgalka ATMIS oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha bixitaankooda

MUQDISHO (SMN) - Taliska guud ee ciidanka howlgalka ATMIS ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qorshahooda ku aadan ka bixitaanka Soomaaliya, kaas oo haatan billowday.   Mohamed El-Amine Souef oo ah madaxa howlgalka ATMIS ayaa shir jaraa'id u qabtay wariyeyaasha wuxuuna sheegay inay bilaabeen qorshaha bixitaanooda, isaga oo xusay inay haatan wareejiyeen illaa todobo saldhig oo ay la wareegeen ciidamada Xoogga...

Kenya postpones reopening of border with Somalia

NAIROBI - Kenya said on Wednesday it was postponing the reopening of its border with Somalia after recent attacks on its soil attributed to radical Al-Shabaab Islamists.   Interior Minister Kithure Kindiki announced that the phased reopening of Mandera, Lamu, and Garissa border posts could not take place as announced in May. The move comes after the deaths of five civilians and...

Faahfaahino ka soo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Gedo + Khasaaaraha

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeyn ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaasi.   Duqeynta ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay si gaar ah uga dhacday agagaarka deegaanka Ceel Cadde ee gobolkaasi. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in weerarkan dhanka cirka ah ay ku...

DF Soomaaliya oo hirgelisay xarun lagula tacaalayo cudurka Cagaarshowga

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay  hirgalisay xafiiska xakameynta iyo ciribtiro cudurka Cagaarshowga,xaruuntan laga hirgaliaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay wax ka qaban doonta la tacaalida,yareynta faafitaankiisa iyo ka wacayi-galinta bulshada cudurka  Cagaarshowga.   ”Wasaaradda waxaa ka go’aan  wax ka qabashada cudurka Cagaarshowga si bulshada looga badbaadsho, iyadoo ay wasaaraddu waddo dadaallo...

WARAR KALE

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...

51 migrants reported dead or missing after boat sinks off Libya’s coast

TRIPOLI (Xinhua) -- A boat carrying 61 migrants sank off the coast of the eastern Libyan city of Tobruk on June 12, leaving 51...